Waraysi Aanu layeelanay Afhayeenka Ururka Dhalinayarada Ssc Ee Dalka Norwey Cabdifataax Aw Daahir(dhagaysi wacan)
02:22 pm
waraysiyadan oo aaanu ayaamahan idinku tala galnay in
11:27 am | socda Maahmaahdani waa mid kamid ah maahmaahyada ay soomaalidu adeegsato, waxayna khilaafsantahay shareecada islaamaka, waayo ninka wadaadka ah ee cilmiga leh cilmigiisana ku dhaqmaya waxaa looga baahanyahay inuu tolkii wixii gar ah ugu…
Jan 25 2012 / No Comment / Read More »
09:22 am | sawirka aan maanta aan ku eegayo wuxuu yahay waxa kala haysta midnimada somaliya iyo beesha snm intaan qalinka ula tagay ayaan waxaan cadeeyay in reer khatumo ay sandulle kaga dhigayaan midnimada somalia inay…
Jan 21 2012 / No Comment / Read More »
07:19 am | laah Baa mahadle, nabad iyo naxariisina ha ahaato korka suubanaheenii Muxamed ahaa. Intaa haddaan ka gudbo, aan u gudo galo maqaalkayga iyo dulucdiisa. Sidaa cidkasta oo ka soojeeda Khaatumo State Of Somalia, ay…
Jan 21 2012 / No Comment / Read More »
03:16 pm | Qaranimo waxaa hela Qoyskii walaalo ah Qaybsada dhibaatadoo La qaraara guumaysiga Qoonso cadaawaha Yuu kudhaafin qayrkaa Ha u qaadan Quudka isticmaar Inuu yahay xalaal Qoortoo lagaa jaraa Dhaantee haqaadan Qaan weeyee ha qaadan…
Jan 19 2012 / No Comment / Read More »
10:35 am | Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa,guul,gobanimo,milgo gobeed,sharaf iyo karaamo qarameed go’aamadda shirkii khaatumo2 dhalashada Maamul Goboleedka(KHAATUMO STATE OF SOMALIA)tallaabo farxadeeda leh oo dhanka wanaaga horumarka iyo qaranimo illaalinta loo qaaday,midnimo iyo wada jirka dalka somaaliyeed oo hab…
Jan 19 2012 / No Comment / Read More »04:08 pm | http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2012/01/Jabkii-iyo-Halaagii-Soo-Gaadhay-iidoor.mp3…
Jan 27 2012 / No Comment / Read More »03:55 pm | shir jaraa id ay wada qabteen madaxda maamulka khatumo state of somaliya iyagoo kusugan magaalada buhodle http://horufadhi.com/khudbadiimaanta.php…
Jan 27 2012 / No Comment / Read More »
07:29 am | Siilaanyo oo Gaadhi Dameer raba in Uu ku galo Magaaladda Buhuudle iyo Reer Buhuudle Oo ka diiday(Warning) digniin ah…
Jan 27 2012 / No Comment / Read More »07:24 am | madaxda maamulka khatumo state iyo g9 iyo qaybo kamid ah garaadada oo shacabka u waramaya…
Jan 27 2012 / No Comment / Read More »07:49 pm | waxaa hadda magaalada buhodle lasoo gaadhsiiyay 29 maxbuus oo lagu soo qabtay dagaalkii maanta galinkii danbe ka dhacay sooljoogto…
Jan 26 2012 / No Comment / Read More »04:00 pm | waxaaad m halkan ka daawan kartaaa damaashaadkii iyo jabkii ku dhacay ciidamada snmta daawo http://www.youtube.com/watch?v=gG0h7mzOdEA&feature=youtu.be…
Jan 26 2012 / No Comment / Read More »03:51 pm | hadda waxaaa magaalada buuhoodle gudaheeda lakeenay laba sarkaal oo ay soo qabteen ciidamada ssc iyo laba gaadhi oo wayn…
Jan 26 2012 / No Comment / Read More »03:38 pm | waxaa hada ka soconaya magaalada damaashaaad aad ubaaladhan oo lagu taageerayo guulaha ay soo hooyeen ciidmada Xaqu dirirku waxaana…
Jan 26 2012 / No Comment / Read More »Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo Khaatumo State of Somalia oo kadhacday magalada Xagardheer ee dalka kenya
buuhoodle waynoow ma tihid baadi xoolo ahe beled qaranku leeyaad tahiyo baho daraawiishe 3 barqo weerrakiyo maaggu waa baaddilkuu yimiye
Shir ay soo Agaasimeen Jaaliyadda Khaatumo State Ee dagan waddanka Muzambiig
War culus- maamul cusub oo lagaga dhawaaqay xaafada Garsoor ee magaalada G/kacyo
Vedio Banaanbixii Shalay Gilgilay Magaalada Buuhoodle Lagu Tageerayey Qodobada Shirka Khaatumo2.
aradayda jaamacada nugaal oo maanta lagusoodhaweeyey magaalada taleex
Taageeriddii ay bixiyeen shacab weynaha kusugan LASANOD,BOOCAME,SAXDHER,XUDUN,iyo meelo badan oo ay dagaan shacab weynaha ssc (Daawo)
isimada iyo waxagaradka beesha badhan oo baaq iyo taageero udiaray shirka khaatumo 2 ee kasocda magalada taleex
Dadwaynaha Reer Lascanood Oo Maanta Kabo Kasoo Dhaweeyay Urursiyaasaded Kusoo Biiray Maamulka SNM.
Cuqaal, Isimo, Culimo, Waxgarad, Miisaan Culus leh Oo Kusii Wajahan Taleex Kana Kicitimay Magaalada Buuhoodle.
War Culus- G6 Oo Soo Gaadhay Magaalada Saaxdheer, Sideese Halkaasi Loogu soo dhaweeyay!
Munaasibada caleema saarka Caaqil cusub oo ay dooratay Beesha Guuleed Garaad Oo Ka dhacday magaalada Widh widh.Daawo Vedio
Warar is Khilaaf san oo kasoo baxaya Iska hor imaad hubaysan oo Ka dhacay Magaalda Taleex.
Baliga Uu Ku Dhashay Sayid Maxamed C/le Xasan Oo Laga Dhigayo Goob Loo Dalxiis Tago Iyo Sidoo Kale Dib Udhis Lagu Samaynayo Taalada Taariikhiga ah ee Sayidka (Vedio)
10:50 am | Jaamacada diiniga ah Al-furqaan ee magaalada Buuhoodle ayaa maanta waxaa imtaxaankii simistarka koobaad u fadhiistay ardayda dhigta jaamacadaasi. Imtaxaanka Jaamacada oo ay soo diyaarisay Jaamacada bariga africa faraceeda magaalada Boosaaso oo jaamacadani hoostagto , maamulaha Jaamacada al-furqaan ee Buuhoodle, Prof Sh Cabdi Shaafi Axmed Cali ayaa warbaahinta uga waramay imtaxaanka ay maanta ardadu u fadhiisteen.…
Jan 12 2012 / No Comment / Read More »03:00 pm | Waxaa galabta Ka furmay magaalada Buuhoodle Ee xarunta G/cayn Tartan Ciyaareed Kubada Cagta Ah kaas oo ay ku tartamayaan Kooxaha Ka jira Gobolka Cayn! Koobkan Ayaa Dhigay jaaliyada Imaaraadka Wuxuuna Qayb kayahay Hanbalyalyada Sanad Guurada Maamulka SSC Furitaankii Koobka Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Hogaanka Sare Ee midaynta Iyo Badbaadinta Gobolada SSC Dr Saleebaan ciise…
Oct 16 2011 / No Comment / Read More »07:10 pm | Haweenka gobolka cayn ayaa maanta shir ay isugu yimaadeen ku qabtay magaalada buuhoodle kuwaas oo siwayn ugu hadlay dhibaatooyinka ka taagan magaalada Taleex. haweenka gobolka cayn ayaa Si aada u booriyey in ay joojiyaan dadka halkaasi ay dirirtu ku dhexmartay inay sii wadaan waxay ay ku tilmaameen Faaiidada Cadowga. waxaa xusid mudan in dumarkii Halkaas…
Dec 19 2011 / No Comment / Read More »01:14 pm | HAMBALYO HAMBALYO guugkiinu guur khayr gurigiinu guri negi guuloow kayeel waxaan halkan hamablyo looga diraya faraska iyo farasada boqorka iyo boqorada ,darwiishka iyo darwiishada ,ubaxa iyo udugiisa waa kuwama waa mudane cabdilaahi khaliif xaaji xasan iyo marwo siciido faarax ciise cabdi oo meherkoodu kadhacay magaalada hargaysa ee dalka somalia,waxaanu leenahay ilaahay idinka dhigo kuwii iskuwara ee kala…
Dec 28 2011 / No Comment / Read More »02:12 pm | Waxaa dhamaan jaaliyada khaatumo state o somaliya iyo dhamaan bulsho waynta soomaaliyeed lagu wargalinayaa in uu dhici doono jimcaha soo socdo shir wayne loogu dabaal dagayo maamulka cusub ee khaatumo state of somaliya kaasoo ka dhacaya holka shirarka ee sir ali muslim clul. Hadaba waxaa laga codsanayaadhamaan umada soomaaliyeed in ay nagala soo qayb galaan…
Jan 23 2012 / No Comment / Read More »02:12 pm | Waxaa dhamaan jaaliyada khaatumo state o somaliya iyo dhamaan bulsho waynta soomaaliyeed lagu wargalinayaa in uu dhici doono jimcaha soo socdo shir wayne loogu dabaal dagayo maamulka cusub ee khaatumo…
Jan 23 2012 / No Comment / Read More »
01:45 pm | magaalada london waxaa ka socda xaflad aad u balaadhan oo loo sameenayo maamulka cusub ee lagaga dhawaaqay magaalada taariiikhiga ah ee taleex…
Jan 13 2012 / No Comment / Read More »
07:12 am | Dhamaan shacabweynaha kasoo jeeda gobolada SSC, Somaaliya waxaa loogu baaqayaa inay kasoo qayb galaan shir lagu taageerayo shirka taariikhiga ah eee Khaatuno2-…
Jan 11 2012 / No Comment / Read More »
03:42 am | United Nations has been the life line of Somali people since the collapse of Somali central government in 1991. It was given…
Dec 12 2011 / No Comment / Read More »
06:23 pm | Northern Somali Unionist Movement (NSUM) Mahiga Must Go Date: 6 december 2011 Since the collapse of the State,Somalia has been a dumping…
Dec 7 2011 / No Comment / Read More »08:18 am | Geneva:-(RT)The reaction of the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland to the opening of the long-awaited SSC conference at the famous fort of Taleex on 26 December 2011 was predictable.…
Jan 8 2012 / No Comment / Read More »