SSCNEWS WARBAHINTA XORTA AH

HADALHEYNTA QARANKA: Waa Kuwee Isimada Puntland Ee Ka Qeybgalaya Shirka Odayaasha Ee Muqdisho Ka Socda?
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle

Muqdisho (RBC) Wasaaradda dastuurka ee xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in isimada deegaanada Puntland ay ka qeybgalayaan shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho isla markaana aysan jirin wararka sheegaya in isimada Puntland ay ka maqan yihiin shirka.

Qoraal wasaaradda ay soo saartay ayaa lagu bayaamiyey magacyada isimada waaweyn ee reer Puntland ee shirka Muqdisho ka qeybgalaya, kuwaasoo wasaaradu sheegtay inay si buuxda u metelaan dadweynaha Puntland.

Magacyada isimada reer Puntland ee shirka Muqdisho jooga:-

1- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle               (Beelaha Mudug)

2- Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin                    (Beelaha Bari)

3- Beeldaaje Cali Faarax                               (Beelaha Bari)

4- Jaamac Beeldaaje C/laahi                      (Beelaha Bari)

5- Burhaan Boqor Muuse                            (Wakiilka boqor C/laahi Boqor Muuse)

6- Suldaan Subeyr Xaaji Maxamuud      (Beelaha Mudug iyo Nugaal)

Sidoo kale waxaa si buuxda shirka uga qeybgalaya isimada Khaatumo State ee deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo ay hogaaminayaan Garaad Saleebaan iyo Garaad Jaamac.

Dhanka kale Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inuu Muqdisho u yimid sii xoojinta shirka oday dhaqameedka Soomaalida uga socda magaalada Muqdisho isagoo sheegay in isimada Puntland ay diyaar u yihiin raadinta wax kasta oo nabadda Soomaalida ku jirto.

Sidoo kale xafiiska raysul wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo baxay waxaa aad loogu amaanay imaanshaha Islaan Bashiir iyo wafdigiisa ay yimaadeen Muqdisho taasoo lagu tilmaamay mid taariikhi ah.

Xafiiska raysul wasaaruhu xaqiijiyey in isimada 135 xubnood  dhamaantood toddobaadka dambe loo qaadi doono wadanka Turkiga halkaasoo shir muhim ah ay ku soo yeelan doonaan.

Haddaba waxay dhamaan fariimahan ka soo baxay dhinacyadan kala duwan ku soo beegmayaan xilli maamulka Puntland uu dhowaan sheegay in isimadii ka socday deegaankiisa ay isaga bexeen shirka Muqdisho taasoo xukuumadda KMG Soomaaliya ay beenisay.

Xigasho:RBC Radio

Habka Loo Xaliyo Khilaafka Faraha Badan Ee Kusoo Noqnoqdo Lamaanaha Is Jaceyl
Waxaa dhab ah in lamaanayaasha soomaaliyeed aay soo wajahaan khilaafaad aan dhamaad laheyn oo had iyo jeer taagan, hadaba hadii reer reerkaaga ama lamaanahaaga khilaaf faro badan idiin hareeyay qaab aad u xalisana waaysan wax badan ka baro qodobada aan kuu ifin doono haduu ALLE idmo.

Runtii qoysas iyo lamaanayaal faro badan ayaa ku kala tagay khilaafaad joogto ah oo soo kala dhex galo had iyo jeer, khilaafaadka bulshayoowgeena soomaaliyeed intooda badan waxaa u sabab ah asaga/ayada ima daryeelo maxaan u daryeelayaaa, iyo lamaanayaasheena oo ka dhaadhacsan hadii lamaanahaada aad u muujiso jaceylka aad u qabto waa lagugu tumanayaa, hadaba hadii aadan u muujin jaceylka aad u qabto lamaanahaada siduu ku jirayaa jaceylka idiin dhaxeeyo, ogooow jaceylka had iyo jeer waa lagama maarmaan in leysku muujiyo, si labada qofba aay iskud areemaan.

Ugu horeyn waa in maskaxda laga saaraaa hadalkaas ku baahay lamaanayaasha soomaaliyeed oo ah hadii aan jaceyl badan inaan u qabo tuso waa uu igu tumanayaaa, ma ogtahay beerta hadii aan lawaraabin oo laga shaqeyn ineysan baxeyn, sidaa awgeed jaceylka waraabintiisa waa ayadoo si joogto ah leyskugu muujiyaaaa.

Hadii hadalkaas maskaxdeena aaminsantahay aan ka saarno waxaa qadka ka baxayo khilaafka ugu weyn ee u dhaxeeyo lamaanayaasha soomaaliyeed,

Markaad aragto in khilaaf idiin soo kala dhex galo hadana midba midka kale eedeynayo isku day inaad sabarto oo aad aamusto, aamusnaanta maahan shib inaad dhahdo oo aad afka qabsato taasi waxeyba sii abuuri kartaaa khilaaf cusub iyo anigaad I quursaneysaa, ee aamusnaanta waxaan ula jeedaa inaad u sabarto wax walbo oo lamaanahaaga kaaga imaado iskuna daydo inaad dejiso, adigana aad biyo isku soo shubto oo aad sooweysasato si aad tukato salaad suno ah.

Isku day hadalka idiin dhex marayo inuusan noqon mid qolka gudihiisa ka baxo si aaysan u maqlin dadyoowga idinla deriska ah, kuna dadaaal had iyo jeer in aadan ku hor qeylina caruurtiina hortooda waayo waxey cuqdad gelisaa ubaxa yar ee aad korineeysaaan.

Isku day inaad ogaato dhibka meesha uu ka jiro waayo khilaafka asalkiisa aad ogaato waxey kuu sahleeysaa inaad xaliso weliba si fudud waa hadii aad daacad tahaye.

Hadii aad cuqdad ama wax ka tabaneysid lamaanahaaga u sheeg si xal loogu helo hadii kale oo aad qarsato waxey abuureysaa cuqdad labada dhinac ah.

Weligaa markeey wax jiraan noqo qof u sheego lamaanihiisa, ha noqon qof markii la dhaho maalmahaan maxaa kugu dhacay wejigaaga ma fiicnee ku jawaabto adigaba waad ogtahay, qofka uurku baale maahan isku day inta aan leysla gaarin maxaa kugu dhacay inaad sheegato wax walbo oo tabaneysid.

Gunaanadka maqaalka xusuusnoow in khilaaf joogto ah aay dhaliso jaceylka oo leysku muujin, hana aaminin fikradaha kasoo jeedo nacabka jaceylka ee ah weligaa ha u jajabnaan lamaanahaaga, ragoow ogoow dumar waxaa hanan karo ninkii doqon u ah oo u jajabnaado, ad adeyga faraha badana waa lagu waayaa, shalaaytana adiga ayey kuu danbeyn doontaa markii aad kala tagtaan

cagaare  4

Layaabka aduunka iyo ssc news
Kala carar iyo kabaha ha iga goyn ayaa ka dhacdey goob murugo iyo tacsi loo joogay ka dib markii nin dhintey oo la diyaarinayey qabrigiisii uu soo baraarugay, taasi oo qayl dhaan iyo kala orod ku ridey dadkii ku hawlanaa aaskiisa.

Dhacdadan ayaa ka dhacdey deegaanka  Naga al-Simmanm, ee gobolka  Luxor ee bariga dalka Masar ayaa timid ka dib markii Hamdi Hafez al-Nubi oo 28 jir ah uu ku soo booday wadne xanuun kaasi oo loo cararay Isbitaal, hase yeeshee dhakhaatiirta Isbitaalka ay sheegeen in uu dhintey ninkan mar hore oo aanay waxba ka qaban karin.

Eheladii Hamdi ayaa meydkiisii u soo qaadeen gurigoodii si loogu diyaariyo qabrigii lagu aasi lahaa, waxaana loo diyaariyey karfantii lagu aasi lahaa ka dib markii la dhaqay, iyagoo ku hawlan diyaarinta duugtiisa ayaa waxaa guriga timid haweenay Dhakhtarad oo doonaysay inay saxiixdo waraaqda cadeynta dhimashada, hase yeeshee waxay taabatey jirka Al-Nubi iyadoo aragtey wax aan caadi aheyn oo an in jirkiisu uu diiran yahay, taasi oo ku abuurtey shaki ah inay eegto oo ay taabato xubnaha jirka gaar ahaan xidida, waxaana ay ku ogaatey in ninkan aanu geeriyoon oo uu neefsanayo.

Hadalkii dhakhtarka ayaa waxaa loo sheegay Al-Nubi hooyadiis oo oohin iyo murugo la jiiftey waxaana isla markiiba la soo booday mashxarad iyo qaylo iyadoo filan waa ay la noqotey in wiilkeedu uu nool yahay, kaasi oo ay doonaysay in ay aasto habeenimadii Jimcaha.

Goobtii murugadu iyo tacsidu tiil ayaa isu badashay goob faraxadeed ka dib markii uu si ramsi ah uu soo miyirsadey Hamdi Al-Nubi arintaasi oo noqotey mid aad loola yaabay, isla markaana mucjisou iyo fajac ku abuurtey dhamaan dadkii goobta ku sugnaa ama kuwii sheeko ku maqley, waxaana xaalada ninkan si weyn u hadalhaysa saxaafada aduunka.

hawl galadii ahlusuna iyo Ethiopia ee Gobolada dhexe oo la dar dar galinayo
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in maanta duhurkii dagaal u dhexeeya cioidamo Ethiopian ah iyo kuwa Ahlusuna oo isku dhinac ah iyo kuwa ururka Al-Shabaab uu ka dhacay inta u dhexeysa Ceelbuur iyo Wabxo.

Dagaalka ayaa ka dhacay inta u dhexeysa tuulada Wabxo iyo Ceelbuur ka dib markii kolonyo ay wateen ciidamada Ethiopia iyo kuwa Ahlusuna ay jidka uy galeen ciidamada Al-Shabaab.

Afhayeen u hadlay ciidamada Ahlusuna oo lagu magacaabo Nuur Xersi Wardheere ayaa sheegay in weerarka uu ahaa mid gaadmo ah oo ay soo qaadeen ciidamada Al-Shabaab balse iyaga lagu jabiyey.

Dhanka kale iska horimaad labaad ayaa la sheegayaa in ciidamo kale oo Ethiopian ah iyo kuwa Al-Shabaab uu ku dhexmaray deegaan lagu magacaabo Jeexan oo qioyaastii 20-km u jira degmada Ceelbuur maanta galanimadii.

Khasaare nafeed ayaa la sheegayaa in labada weerar uu ka dhashay oo kala gaaray dhinacyada dagaalamay, inkastoo aan tiro ahaan la cadeyn karin.

Maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho oo beeniyay ishortaaga diyaarada turkish airways
maamulka garoonaka diyaaradaha ee aadan cade international airport ayaa beeniyay ishortaag ay ishortaageen imaashaha dayuurada turkish online  ay kusoo dagto gagida diyaaradaha ee  aadan cade international airport yadoonan sida wararku sheegayaan labo maalmood soo cago dhigan gagida diyaaradaha ee aadan cade international airport.

cali maxamuud ibraahim oo ah madaxa saadaasha hawada ee garoonka diyaaradaha ee aadan cade international airport ayaa u  sheegay idaacada bbc-da mar uu warbixin siinayey  soo dagista diyaaradu ay kusoo dagi wayday garoonka diyaaradaha ee aadan cade international airport .

cali maxamuud ibraahim ayaa sheegay in arintan ah soo digitaanka ay diyaarada turkish airways kusoo dagi wayday garoonka aysan ahayn mid ay kadanbeeyeen maamulku balse ay tahay hawl iyada ugaar ah.

injineerkan ayaa sheegay in markii hore ay jireen khilaaf udhaxeeyay diyaarada iyo dawlada kmg ee soomaaliya taas oo ujeedadeedu ahayd dhinaca cashiirta balse taasi haatan ay tahay mid idka dhamaatay ayna iska bixiyaan rakaabka diyaaradu fee-ga.

ilaa iyo hada lama oga sababta keentay inaysan diyaarada turkish airways  ay ugu soo dagi wayday gagida diyaaradaha ee aadan cade international airport.

xafiiska wararka ee warbaahinta sscnews.com ee muqdisho

sscnews@hotmail.com

Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaaladda Muqdisho ( Sawiro)
wafti uu horkacayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile oo maanta ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo ayaa soo gaadhay Muqdisho iyada oo garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku soo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda oo ay horkacayaan Isimadda Soomaaliyeed, xubno ka tirsan labadda Golle ee dawladda iyo madax kale oo fara badan

Islaan Bashiir Islaan Cabdile waxaa Diyaradii ka soo galbiyey Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ilaa uu ka soo gaadhayey goobta ay ku sugnaayeen Madaxdii kala duwanaa ee soo dhaweynaysay halkaas oo uu salaan la wada maray intii badnayd ee ku sugnaa waxaana dadkii soo dhaweynayey ka dhex muuqday Golaha sar ee Khaatumo oo si aqlibiyad leh uga qayb qaatay soo dhaweynta Islaan Bashiir Islaan maxamed

Islaan Bashiir Islaan maxamed ayaa ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo waxa socdaalkiisu yahay sidii uu uga qayb qaadan lahaa Shirka Isimadda Soomaaliyeed ee ka socda Muqdisho xili dhawaan uu faroole kala noqday Odayaal taageersan isaga Shirka Soomaaliyeed, Islaan Bashiir Islaan maxamed ayaa la ogayn waxa uu socdaalkiisan ka badali doono mowqifka Faroole uu ku aadan Shirka iyo qorshaha Rod-Map-ka oo uu dabadda ka riixayo R/wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Gaas

maxamud  wadani

Jaaliyadda Khaatumo iyo Soomaalidda Waqooyiga Maraykanka Oo Banaanbax ka Sameeyey Magaalada Washington DC ( SAWIRO)
Jalliyadaha ku kula nool waddanka USA, ayaa maanta, May 5, 2012, ku qabtay bannaan bax magaallo madaxda USA ee Washington DC. Banaan baxan oo ay ka soo qayb galeen dad lagu qiyaasayo 400 qof, waxaa lagu qabtay Wasaaradda Arima Dibedda ee USA (US State Department). Ujeeddoyinka bannaan baxu waxaa ka mid ahaa:

1. In la taageero midnimada, muqadaska ah, ee waddanka Soomaaliyeed;

2. In laga soo horjeedsado kala qaybsiga waddanak Soomaaliyeed;

3. In aan u sheegno dawladda iyo dadweynaha Mareykanka xasuuqa iyo dibindaabyada maamulku sheeggta Somaliland ay ku hayso guud ahaan dadweynaha ku nool Khaatumo state gaar ahaanna caruurta iyo haweenka;

4. In aannu ku boorinno dawladda iyo dadweynaha Markeykanka iyo dunida oo dhan in aynan iska indho tirin dilka, dhaca iyo xidhitaanka dawlad ku sheegga uu madax ka yahay dambiilaha Siilanyo ay ku hayso shacibiga Soomaliyeed ee ku nool Khaatumo State;

5. In loo sheego dawladda Mareykanka iyo dunidaba in aynaan dheg dambe u jalaqsiin beenta iyo borobagaandaha maamulka jabhadda SNM labaantkii Sannadood ee na soo dhafay ku sheegayeen in ay tahay meesha qudha Soomaaliya ee ay ka jirto nabad, dumuqraadinimo, iyo dowlad wanaag dalka Soomaliya ;

6. Waxa markhaati ka ah beenta ay Somaliland faafiso horumarka ay gaartay sawirada faraha badan ee aad uu jeeddaan ee tusaya miydadka iyo dhaawaca tirada badan ee ay ku jiraan caruur iyo haweenba.

Bannaan baxan ballaaran, waxaa soo qaban qaabiyey oo isku soo duba riday guddiyada Khaatumo State ee Soomliya iyo jaalliyadda Soomaaliyeed ee degan Virginia, USA. Banaan buxu wuxuu bilaabmay, 11:00 subaxnimo. Dadka ka soo qayb galay, waxaa ka muuqatay, xammaasad, farxad, iyo wadanimo. Waxaa tusaale u ah qiiradan iyo farxaddan, calamadaii iyo bosteriskii ay wateen oo ay ku qornaayeen: “One People! One Nation! One Somalia.”

HALKAN KA DAALACO SAWIRADA

Dadkii ka soo qaybgalay bannaan baxan, waxay ka kala yiimaadeen: Minnesota, Ohio, Virginia, North Carolina, Georgia, Maine, Massachusetts, Tennessee, Illinois, iyo gobollo kale. Bannan buxu wuxuu dhammaaday, 4:00 galabnimo. Dadkuna waxay dareemayeen inay guugl weyn ka gaareen ujeeddoyinkii ay ka lahaayeen banaan baxan.

Guddiga Jaalliyadda Maamulka Khaatumo State

Virginia, USA

Maalinta Qashingurka Ee Gobolada Khaatumo State Of Soomaaliya
Saaka hiirtii waaberi ayaa lagu waabariistay ,Baabuur ay ku rakibanyihiin Codbaahiyo yaal iyada oo Dhamaan ay Bulshada qaybeheeda kaladuwan ay ugudiyaar garoobeen maalinata aad ka ugu weyn Gobolada khaatumo state of soomaaliya iyada oo weliba lagu arkayey bulshada reer Buuhoodle astaamo ay ku xardheen garamado iyo calamo Boodhadao aad loogu xardhay faro aad uqurubadan , waxaa halkaas aad uga dhex Muuqday Maamulka degmada Ee khaatumo iyada oo mar uu uwaramayey , xafiiska warqabatinka SSCNEWS.COM waxa uu noosheegay in ay aad ugu farax san yihiin in ay maanta oo jimce ah ay Bulshaweynta ku dhaqan Magaalada BUUHOODLE

Dhaka kale waxaa ka qaybqaadanayey  Ururada ka jira Magaalada Buuhoodle Dhanka kale waxaa kaqayb qaadanayey cutubo katirsan ciidamada maamulka khaatumo state. kuwaas oo aad uga dhex muuqanayey Qashinka kuwaas oo aad baabuurta ku gurayey qashinka  ayaa loo asteeyey 18ka may , meelaha kale ee warbaahinta sscnews.com  ay ka helay so waxaa kamid ah widhwidh , xamarlaguxidh, xadhadhanka

Saaka hiirtii waaberi ayaa lagu waabariistay ,Baabuur ay ku rakibanyihiin Codbaahiyo yaal iyada oo Dhamaan ay Bulshada qaybeheeda kaladuwan ay ugudiyaar garoobeen maalinata aad ka ugu weyn Gobolada khaatumo state of soomaaliya iyada oo weliba lagu arkayey bulshada reer Buuhoodle astaamo ay ku xardheen garamado iyo calamo Boodhadao aad loogu xardhay faro aad uqurubadan , waxaa halkaas aad uga dhex Muuqday Maamulka degmada Ee khaatumo iyada oo mar uu uwaramayey , xafiiska warqabatinka SSCNEWS.COM waxa uu noosheegay in ay aad ugu farax san yihiin in ay maanta oo jimce ah ay Bulshaweynta ku dhaqan Magaalada BUUHOODLE Dhaka kale waxaa ka qaybqaadanayey  Ururada ka jira Magaalada Buuhoodle Dhanka kale waxaa kaqayb qaadanayey cutubo katirsan ciidamada maamulka khaatumo state. kuwaas oo aad uga dhex muuqanayey Qashinka kuwaas oo aad baabuurta ku gurayey qashinka  ayaa loo asteeyey 18ka may , meelaha kale ee warbaahinta sscnews.com  ay ka helay so waxaa kamid ah widhwidh , xamarlaguxidh, xadhadhanka

Maxamuud Cabdiraxamaan  Yuusuf (sheekeeye)

Buuhoodle  Somalia

Axmed cabdi-gurey oo kamid ah ganacsataga g/cayn oo sheegay in isimada soomaaliyeed loo qabto casuumad barnaamij gaar ah( daawo full video)
Axmed cabdi-gurey oo kamid ah ganacsatad iyo qurba joogta g/cayn  ayaa sheegay in isimada soomaaliya meelkastay joogaanba loo qbato casuumada kaas oo uu kadalbaday in ay fuliyaan maamulka khaatumo iyo isimada sool sanaag iyo cayn.

axmed clgurey ayaa isagu kahadlay hawlo dhawra oo kusalaysan casuumida isimada soomaaliyeed.

xafiiska wararka ee warbaahinta sscnews.com ee laascaanood

sscnews@hotmail.com

SHIR AY ISUGU YIMAADEEN QAYBO KAMID AH G10 IYO QAYBO KAMID AH GOLAHA DHAQANKA (DAAWO)
Kulankan ayaa waxaayy ka dhacay  hotelka  nomad  oo ku yaala xaafada isii  kulankan ayaa waxaafuray  Dr. cali ciise abdi  oo ka tirsan golaha  fulinta G10  waxaan uu sheegayin uu yahay is xog waraysi  meesha ay wax  marayaan waxaan  uu ku dheeraaday wax qabadkii  Arimaha dibada ee gudiga  fulinta waxaan uu sheegay in ay meel wacan  wax u marayaan .

Sidoo kale waxaa hadalkii ku wareegay garaad saleebaan buraale oo  sheegay  golihii dhaqanka  khaatumo in ay  iskala qaybiyeen  qaarna  xamar ay joogaan qaarna nairobi ay  jogaan waxaan uu sheegay  arimihii loo ig maday  in wax badan ay uga hagaageen  isagoona hadalkiisa  ku daray  in   xooga la saaro xaalada  colaadeed ee ka taagan deegaanada khaatumo sidii  loo soo af  jari lahaa  loogana saari lahaa   maleeshiyaadka  waqooyiga ee xooga iyo xaqdarada ku jooga deegaanada khaatumo.

intaas kadib  hadalkii waxaa  u baxay gudiga  jaaliyada  anirobi oo  u hadlayaya  afhayeenka  jaaliyada nairobi   cabdiqaadir awcali waxaan uu sheegay  in wax  qabadka maamulku uu  maanta meeshii ugu wacneed  marayo walo aan  sugayno soo celinta   magaalooyinka  maqan oo ay  ka mid tahay   caasimada magaalada  laascaanod  ee  ay  jogaan  maleeshityaadka SNMta  sidoo kale waxaa uu ka hadalay dhaqaalaha in  ay hormuud ka tahay nairobi   hadana ay  diyaar u yihiin sidii  ay uga  qayb qaadan lahaayeen   hawloha maamulka khaatumo state  of somalai.

dhanka kale waxaa  hadlay  wasiir ku xigaynka  amniga  ee maamulka  khaatumo   jaamac xasan khaliis oo ka yimi dalka USA waxaan uu sheegay  in    hawlaha amniga ay meel wacan marayaan  garoonkii diyaaradahana uu  diyaar  yahay  loona baahanyahay in   aynu inta  hadhay  hadii ay tahay  amni iyo hadii ay tahay loo celinta  dhulka maqan ay diyaar u yihiin   in  tii  uu safarada ku maqnaanan uu la soo kulmay   jaaliyadaha  dalka  USA ayna waxbana iskusoo ogaadeen .

Haladkii waxaa la  wareegay jaamac  abshir xasan cade oo ka tirsan  G10 waxaan uu yeeshay jaaliyadaha  khaatumo in  ay maanta  aad iskugu dhawyihiin  l waxaan inawooda la saaraa  soocelinta magaalooyinka maqan waa sida  hadalka uu u dhigaye isagoona jaaliyada  nairobi uga mahad ceshay  sida wacan ee ay ugu heelan yihiin maamulkooda khaatumo.

waxaa soo afmeeray garaad cali buraale oo halkaas  duco  iyo dar daaran uga jeediyaya dhamaan  xubnaha maamulka khaatumo state  of somalia  iyo  ay ay bulshada reer khaatumo  ay  iyaguna  sidaa muujiyaan.