“Author Archive”
Stories written by Sscnews

C/wali Maxamed Cali Gaas Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in marxaladaha colaada iyo sidoo kale nabadgalya xumada laga gudbayo, islamarkaana la galyo xaalado cusub oo nabad ah. Ra’iisul wsaare Gaas waxa uu sheegay in lagu gudo jiro xiliga kala guurka iyo sidoo kale dhameestirka arrimaha habraaca marxalada kala guurka ee Road-mapka. Mdane gaas waxa uu [...]
April 25th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Anagoo ah Qoysaska iyo Shakhsiyaadka Magacyadoodu halkan ku xusan yihiin kuna kala sugan cifaryadda Aduunka iyo Ciida Hooyo waxaanu halkan Tacsi tiiranyadeeda leh oo ku saabsan Geerida Xaqa ah oo ku timmi(XAAJIYAD MARYAN XAAJI CALI SHIIKH C/LAAHI)oo dhowaan ku geeriyooteey Dalka USA,waxaanu si gaar ah Tacsida ugu direeynaa Reer Dr-Ibraahim Aw Caduur iyo Ubdkiisa iyo [...]
April 25th, 2012 | Posted in Tacsi,Wararka,sscnews | Read More »

marxuumad hooyo canbaro ducaale diiriye oo ku geeriyootay magaalada lascanod waxaanu leenahay dhamaaan reerb cilmi dhuuto iyo reer ducaale diiriye waxaanu leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo jannatul fardawsana ilaahay haka waraabsho ,,,, casoowe xasan bassaas iyo caruurtiisa ugaaso xasan bassaas iyo caruurteeda khadiir maxamuud ducaale iyo caruurteeda laki maxamuud ducaale elmi maxamuud [...]
April 24th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

)Maamulka SNM waxay ka hadleen xubnihii uu Sheekh Shariif u soo xulay wada hadalka la sheegay inuu dhawaan ka furmi doono wadanka ingiriiska, xubnaha ay saluugeena waxay ku sheegeen kuwo dhul ahaan ka soo jeeda dhulka ay u yaqaaniin Somaliland. Wasiirku sheega maamulka SNM wuxuu ku hanjabay hadii uusan Sheekh Shariif wax ka bedelin xubnahaasi [...]
April 20th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Suudaan ayaa maanta si weyn uga dhex muuqanayay bandhig dhaqameedka sanad walba lagu soo bandhigo Jaamacada Caalamigaa ee Suudaan ( International university of Sudan) oo ku taala Magaalada Caasimada ah ee Khartuum. Bandhig dhaqameedkan ayaa waxa ay Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacada Suudaan Al-calamiyah kusoo bandhigeen agab dhaqameedka Soomaalida, [...]
April 20th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

ururka TAYO OO LOO DOORTAY SAHRA DIIRIYE GAMAADIID IYADOO KASOO JEEDA MAMULKA KHATUMO STATE GUDOOMIYAHA URURKA TAYO SAHRO DOORASHADAN WAXAY KU KASBATAY SHACAB AAD UBADAN IYADOO LA QIIMEEYAY KARTIDEEEDA DADNIMO IYO NABAD KA SAMAYNTA SHACABKA SOMALIWEYN DOORASHADAN AYAA AH MID DADKA TUSTAY IN URURKA TAYO UU CADDAALAD U YAHAY SOMALIWEYN OO DHAN WIXII INTAAS DHEER [...]
April 20th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Ciidammada Sida gaarka ah u Tababarran ee dowladda Soomaaliya kaddib howlgalkii ugu horreeyay ee ay xalay Muqdisho ka sameeyaan, waxaa arrintaasi si diiran u taageerray shacabka dalka iyo dibedda ku nool , iyagoo dowladda Soomaaliyana ku boorriyay in la kordhiyo tirada iyo tayada ciidammada Alpha Group. Radio Muqdisho oo soo uruurriyay fikirrada shacabka gudaha iyo [...]
April 20th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

MAAMULKA KHAATUMO STATE OO AAD USOOO DHAWEEYAY BEESHA GADH XEJIS OO CADAYSAY MAWQIFKOODA AY CADAYSTEEEN IYAGOO SHEEGAY INAY SOMALIAYA AY TAHAY SOMALIYA BEESHA GADHXEJIS OO MUDOOYINKII UGU DANBEEYAY IYO ILAA INTUU HAYAY XILKA SIILAANYO OO ISAGU MUDOOYINKANBA WADAY AARGOOSI UU KA AARGOOSANAYO BEESHA GADHXEJIS ISAGOO U ISTICMAALAYA QAAB SIYAASADEEED WAXAANA BEESHA GADHXEJIS AY KU DHAWAAQEEN [...]
April 18th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »
madaxda maamulka khatumo ee kusugan magaalada taleex ayaa maanta booqday garoonka sayid maxamed cabdille hassan air port booqashadan ayaa u dhacday sida tan,,,,,,,,, waxaaana la filayaa dhawaan in la furi doono airport ka DAAWO BOOQASHADA AIRPORT SAYID MOHMED A HASSAN
April 17th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Raizul Wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa soo wajahay haliso kala duwan tan iyo waxii ka danbeeyay markii uu ka badbaaday weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Tiyaatarka Qaranka kaa oo lagu qaarijin rabay. inta badan ilaalada Raizul Wasaaraha ee amaankiisa gaarka ahaa qaabilsaneed ayaa laga dhigay kuwa la [...]
April 17th, 2012 | Posted in .,Wararka,sscnews | Read More »