“Author Archive”
Stories written by Sscnews

kastamka kuyaaal magaalada tukarraq ay gacanta ku hayaan ciidamada maamulka khaatumo state oo maanta gacanta u dhigay nin sixiroole ah ninkan ayaa watay laba ey iyo gaadhi nooca looyaqaan (sayraf) isagoo ay gacanta ku dhigeen ciidamada kastamka haya iyagoo mudooyinkii ugu danbeeyay baadhi taano xoogan ku waday dadka adeeg sada wadadaas ee ukala socda maamulada [...]
February 20th, 2012 | Posted in .,Wararka,sscnews | Read More »

Shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka ardayda jaamacadaha ee Dal-hab community organization(dhaco) oo ka dhisan magaalada hargaysa ayaa ahaa mid loogu talo galay in lagaga hadlo dagaalada lagu qaaday degaanka buuhoodle.ardaydu waxaay halkaas ka soo jeediyeen baaq 7 qodoba oo ay u direen salaadiinta, qabqablayaasha iyo dagaal oogayaasha beesha isaaq,ardaydu waxaay halkaas ka soo jeediyeen [...]
February 20th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

tahniyad meher oo ku socota mudane saleeban nuur budeeye iyo marwadiisa aamina abdisamed abshir oo meherkoodu ka dhacay wadanka kenya magaalada nairobi waxaanu leenahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax allaah ha idiinka dhigo kuwii wiil iyo caano gabadh iyo caano kala hela arooskana soo dadajiya waxa tahniyadan diraya magacyada hoos ku qoran ee dhalinyarada [...]
February 17th, 2012 | Posted in Tahniyad,Wararka,sscnews | Read More »

Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State UK. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State USA. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Canadda. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Sweden. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Hollands. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Norway. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Denmark. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Finland. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Germany. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Austaraaliya. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Newszland. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Swiss. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State Emaaraadka. Ku:-Jaaliyadda Khaatumo State [...]
February 17th, 2012 | Posted in Aragtida Dadweynaha,sscnews | Read More »

, 16 February 2012 Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin laga dhageystay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway, magacaabis Taliyaha Ciidanka Asluubta, siyaasadda Isboortiga dalka, warbixinno laga dhageystey wasiiro iyo shirka London iyo in cunaqabateynta laga qaado dalka. Ugu [...]
February 16th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Kornayl maxamed aadan geelle (curi) oo ah halgamaa ka soo jeeda deeganada Khaatumo State gaar ahaan gobolka Cayn ayaa waxaa uu gabay ka tiriyay maalintii ay ciidamada snm soo galeen buuhoodle ay is dhextaagen iyo sababta ay ku timi waxaana uu abwaanku sheegay in loo baahanyahay in si mug leh loo taagero maamulka khaatumo state [...]
February 16th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

QORAALKAN OO KASOO BAXAY MADAX DHAQAMEEDKA KHATUMO STATE EE KUSUGAN MAGAALADA MUQDISHO SSCNEWS@HOTMAIL.COM AHMED QAALI MOQDISHO SOMALIA
February 16th, 2012 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »
Faroole iyo Ina Cali Shire oo Isticmaalaya Khaatumo (Xeeladdii ay ku Burburiyeen SSC) Ka Xanibaadda Meelaha ( Strategy ) Sidda Airports,Dekaddahaha, iyo Marinadda Taakuladdaha Haddii aad Xasuusatay Shirkii ka Dhacay Magaaladda Taleex, Ergayddii isugu tagtay ee Beesha Dhulbahante, Waxay ahaayeen Kuwa Meelo kala Duwan soo Maray, Dhibaatadda badan ka Soo qabstay in ay Soo gaadhaan [...]
February 15th, 2012 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

Waxaa maanta deeq lacageed lagaadhsiiyey dhaawacyaadii ku waxyeeloobay Duualaakii Jabhadaa SNM Kusooqaaday deegaanka Buuhoodle. Deeqdan ayaa waxaa soo dirtay Canab Maxamuud Khalkhal oo kamid Jaalilada Gobolada Khaatumo State Of somalia ee wadanka Canada. Deeqdan lacagta ah ayaa waxaa loosoo wakiishay Aamina Aadan Duraan iyo Farxiya Yuusuf Cabdi oo Kamid ah Uruka Hooyinka Gobolka Cayn ee [...]
February 15th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

madaxweyne biindhe iyo waraysigii uu siiyay bahweynta codadka ssc isago kuu sugan gaalkacayo halkan ka dhagayso ISAGOO sheegay in maamulka faroole uu amarka ku bixiyay halkan ka dhagayso waraysigii BIINDHE sscnews@hotmail.com
February 15th, 2012 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »