|

Hogaamiyaha Kooxeedda Gooni goosatadda SNM oo Siyaasaddii iyo Dagaalkiiba lagaga Adkaaday,Ninkii Isaaq Xabad ugu nixi Waayay ma Dhulbahane ayuu uga Nixi

Siilaanyo oo Gaadhi Dameer raba in Uu ku galo Magaaladda Buhuudle iyo Reer Buhuudle Oo ka diiday(Warning) digniin ah Ku Siiyay Sharci jabintaas:
Hogaamiyaha Kooxeedda Gooni goosatadda SNM oo Siyaasaddii iyo Dagaalkiiba lagaga Adkaaday :

BoocameOnline

“Soomaaliddu Waxay tiraahda Nin Cadhooday laga baddi” Waxaa Xaqiiqa ah in Siilaanyo Uu Ogaaday Siyaasadda Cusub Ee Degaanada SSC iyo Maamulkan Cusub Ee Khaatumo Soomaaliya inay Tahay Dhirbaaxaddii iyo Jabkii Siyaasadeed Ee Soo mara Jabhadda SNM ilaa iyo Intii ay Xoogga Ku Qabsadeen Goboladda Waqooyigga Soomaaliya.
Hadaba Siilaanyo Oo Shalayto Fariin Been Nabadeed Ku Baaqaqayay Ayaa Wuxuu la Soo Baxay Wajigiisii dhabta ahaa Ee Ahaa Issir Nacaybka iyo Soomali nacayb.

Ulajeedada Dagaaladdan:

Dagaalkan Foosha Xun Ee Xilligan Uu Kiciyay Siilaanyo Uma Muuqda Mid Marnaba u Keeni karo, Guul Siyaasadeed ama Wax Soomaaliland la Yiraahdo Wax ugu Hirgali karaan, Balse Waxaan Oran karnaa Waa Aargoosasho Qabiil iyo Naflacaarinimo.
Burburinta Maamulka Khaatumo;
Haddii ay SSC Dhashay Maamul Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya, Siilaanyo, Miyuu Awooddi doonaa in Uu Burburiyo Maamul Goboleedka Khaatumo ? Haddii aan dib u eegno Siyaasaddii Ay Kula Dhaqmeen SSC, Waxay ahayd “ka dil hal doorka, nacaska iyo dibjirkana lacagsii” Waxaa laga Maarmaan in Dadka SSC in ay Ogaadaan Dagaalkani Yahay Mid Siddoo Kale la doonayo in Maamulka Cusub lagu Burburiyo, Waxaana laga Maarmaan Dad SSC ay ka Wada qayb qaatay Shirka Khaatumo, oo Wada Lahaa Go’aan Maamulka Khaatumo Cusub in ay Si Isku Mid ah U Wad Difaacaan Degaanka Iyo Maamulka.

Iskaashigga Siyaasadeed Ee Awdal,Khaatumo iyo Maakhir :

Waxaa Kale Oo Siilaanyo Wadnugu go’ay Markii ay Meel Walba oo ah Ha’adaha Ay Dawarsaddan Ee Caalamka laga dhigay Ashkato, Siddoo Kale Waxaa Maamil Walba God dheer ku Sii dhacaysa Ictiraafkii Ahaa Beenta ahaa God ku sii dhacaysa.

Ismaadaamin: Nin Isaaq U Nixi Waayay Dhulbahante Miyuu u Naxayaa?
Waxaa doonaayaa in dadka Degaanadda SSC ay Ogaadaan Dagaalka Siilaanyo in Uu Yahay Mid Ismiidaamin ah, “oo ah neef gowracan Geedkama Waabto”,Sidda ay Taariikhdu Digayso Siilaanyo Waa Ninki lahaa Fikir dadka badan ku Xasuuqmeen ee ahaa in Jabhadda SNM la Soo galiyo Magaalooyinka Shacabku Degaanaa Ee Hargaysa iyo Burco, Dagaalkaas oo ay Jabhaddii SNM Iyo Ciidanka Dowladda ay Ku Dhex dagaalmeen Magaalooyinkaas, Sababtaas oo ahayd Sababtii Shacab badan Uu ugu dhintay Dagaalka Magaalooyinkaas, Siddoo Kale Warbixintii Ay Human Rights ka Soo Saareen Ay Ku Eedeeyen Dhimashadda Shacabka SNM Iyo Ciidamaddii Dowladaba, Haddaba Waa Is Waydiin Mudan, Siilaanyo oo U Nixi Wayay Shacabkiisa, Miyuu ka naxayaa Maanta Shacabka Beesha Dhulbahante iyo Kuwa Uu Soo Marin Habaabiyay, jawaab Idinka ayaa leh..!!

Maxaa Xal ah:
Madaama Ninkani Siyaasaddii ka Foorarto oo uu Doonayo in Hab Dagaal-Aragagixo in uu ku Qabsaddo Degaanadda Kale Ee SSC uga dhiman, Waxaa Waajib in Dagaal kaga Nixin ah Meel Walba laga QaadoSiilaanyo Iyo Malayshiyaddiisa, oo aanan Weerarkoodda kaliya la sugan Ee Maal Walba Ay Ciidamadda Wadiniyiinta ah ka Weeraraan, Waxaa jirta Waxaa la Yiraahdo( Suprise Attack) oo Ay Caan ku Ahaayeen Ciidanka Aduunka Ugu Mintidsan Ee jabaanka,kaas oo kale Waa in Malayshiyaddan Meel Walba lagaga Qaado, Oo ay ka mid Magaalooyinka Maamulkan Cusub Samaystay oo ka mid tahay Lasanod ilaa Ceerigaabo, Si Ay Awoodiisa Ciidan Ee ku hayo Gobolka Cayn ay Ku Wiiqanto,Waxaan ka Codsanayna GollahaMadaxtooyadda Ee Dhinac Nugaalsha in Culays laga Saaro

Col: AL

Short URL: http://sscnews.com/?p=6309

Posted by Sscnews on Jan 27 2012. Filed under Wararka, sscnews. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • SEAL training for civilians: I hadn’t ever seen this site before now but I enjoyed this...
  • garoowe boy: ilmaadeerayaal majirikartaan la aan tayo aanu idinka dhicinee khaatumada dhiga...
  • SALAWAATU: ictitaaf kay ubaahan tahay waa inay yeelataa marso iyo ilganacsi oo ay ka quutaan reer...
  • SALAWAATU: waad mahad san tihiina reer khaatumo seegow markhaatigii waad noo furteen toobad...
  • BEER QABOOJE: KKK WALEE ANAGA WAYNOO CADAYD INAAD KHAATUMO SEEG TIHIIN LAAKIIN DADKA KALANA...
  • WADAAD YARE: MAAN TAAD REER KHAATUMMO SEEGOW NABI SHEEGATEEN TALOW TOOBADA YAA IDIIN QABAN KKK...
  • BEER QABOOJE: KKKHA CADHOONIN ILAAH BAA NKAA SIIYEY DHULBAHAN TOW HANA DANBAABIN KHAATUMO SEEG...
  • SALAWAATU: kkk inaad khaatmumo seeg tihiin anaga waa noo cadayde s/land ee dadkii kale manala...
  • habsame: WAAR HOOY NABADU WAA NOLOSHA
  • habsame: WAAR HOY NABADU WAA NOLOL
  • ubaxcadeey: waxa qaladka leh siilanyo, mahiiga . faroole.iyo abdiweli waa 4 tuug ilahey ha ka...
  • habsame: ilmaadeerayaal waa baabuurtii laga iibiyey hantida shacabkeena somaliland idinkuna ka...
  • jaamac muuse cabsiiye: guul guul guul khatumo
  • Khatumo: Dhaman wan salamin rer khatumo waxana le yhy wada halganka idinka xaq u leh darawishi...
  • dr axmed jaamac: salaan kadib waxaan kula talin lahaa bahda saxaafada inaanay wax walba soo...
  • wadkii khaatumo: dhasha isaaqa nin wax yeeli karaa majiro taaaaaaaa maskaxda ku hayso
  • wadkii khaatumo: kkkkkkkkkkkkkkkk walee waxay sharwadayaashaasi walwalaaqeen baan dhaqaaqin...
  • buhodler: salaan dhamaan hadii gabadha maqaalka qortay ula jeedo cali khaliif baa rasuul u ah...
  • Abdi A. Duale: Maansha alaah, Rasuul Dhulbahante ah waa kaan sugeyney. Thanks man!
  • khaatumo state citizen: congratulations bahda aftaag! waxaad tihiin, wadaniyiin aan taariikhdu...
  • KKKKKKKKKKKK: TAN ANAGAA LEH EE DHULKALE UGUUURA HADAD GO AYSAAN
  • M.H.Buraleh: Kibir iyo been bay himilo iyo hadaf ka yeesheen. Waxay talo ku gaadheen inay...
  • Android Marketplace: Cutubyo kamid ciidamada qalabka sida ee maamulka ssc oo u dabaal dagaya...
  • fu´'aad: asc dhamaan rer khaatumo waad salaamantihiin aniga waan idiinku hambalyeynayaa...
  • xagaa: maashaa allaah waa warbaahinta caalamiga ah ee sscnews guul iyo gobanimo
  • sir: waaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaa warbaahinta qarniga ee sscnews guul
  • polo clothing for men: Among the finest to inform a person that i’m simply all new to...
  • ladan@hotmail.com: maashaa allaah wepka cusub ee sscnews iyo wariyayaasha fiicfiican ee...
  • sahrahalgan: maashaa allaah waa wasiirku xigeena abniga qaranka ee maamulka khatumo
  • sahrahalgan: maashaa allaah warbaahinta qarniga cusub waa idin mahadinaya halkaa kahaya shaqo...