
waxaa tacsidan loo dirayaa ehelkii iyo qaraabadi u ka geeriyooday marxuum saleebaan yuusuf gedle oo kudhintay laascaanood 18/12/2011 s caruurtiisa 1 aafi salebaan yuusuf Gedle oo ku nool Mareykanka 2 xirsi saleban iyo reerkiisa 3 agoonta ilma cali( baydhabo) salebaan 4 cabdillaahi saleban yusuf gedle 5 axmed salebaan yusuf gedle 6 cabdi salebaan yusuy gedle [...]
December 19th, 2011 | Posted in Tacsi,Wararka,sscnews | Read More »

Waxaa mahad iskaleh ilaahay subxaana watacaala ,alahii iina abuuray ,irsaaqay ,dabdeedna na hanuuniyey ayaa mahad oo dhani usugnaatay al xamdulilaahi rabil caaliamiin . Intaas kadib waxaan salaamayaa ummada reer SSC gebi ahaanba dal iyo dibad, aqoon yahan ,isimo , culimo awdiin ,haween ,dhalinayaro iyo gebi ahaanba qaybaha bulshada ee kala gedisan salaanta islaamka ASALAAMU CALAYKUM [...]
December 13th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

Farshaxanka Weyn Amin arts ayaa Sawir Cartoon ah kasameeyay Shirka Khaatumo , Hoos Riix si aad udaawado sscnews disk sscnews@hotmail.com
December 13th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »
Allaa mahadle marka hore, marka xiga nabad iyo naxariis ha ahaato korka suubanaheenii Muxamed ahaa. Intaa haddaan ka gudbo, waxaan jeclahay inaan fikirkayga ka dhiibto hadalkii ka soobaxay hogaanka ssc, kaas oo uu ku sheegay in uu diidanyahay shirka Khaatumo 2. Dhab ahaantii waxaan filayaa, in shacabka SSC ay ku noqotay arin uguba in hogaankii [...]
December 7th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

waraysi aaanu la yeelanay afhayeenka ssc ee waddanka boqortooyada saudi arabiya abdisalaan maxame d farah haydeen isagoo kusugan magaalada barakaysan ee makkah al mukarramah cawil cagaaare saudi arabiyaHaydeeen waraysi
December 4th, 2011 | Posted in Wararka,Waraysi,sscnews | Read More »

hambalyo hambalyo waxaan halkaan tahniyad aroos looga diraayaa foos cabdul qadir cali iyo maxamed xasan jugyare oo aroos kooda kadhacay magalada muqdisho gaar ahaan xafada (waabari) ugu horeentii waxaatahniyad qaas ah udireyaan hooyo xareedo axmed cali aabo cabdulqadir cali gacal fadumo muuse sh,xassan mahad cabdulqaadir cali gacal axmed cabdul qadir cali gacal cabdiraxman cabdul qadir [...]
December 3rd, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »