Home » December 31st, 2011
Entries posted on “December, 2011”

heesahan oo ah kuwo bulsho weynta ay aad usoo dhaweeyeeen mar kastana ay ka sugayeeen fanaanada qaran ee saado cali markaa waxay soo saartay labadan heesoo ee kala ah Heesta “Geesh” ee Saado Cali Warsame Dhagayso (Updated) – sscnews.com heestan waa tii labaaad ee dhagayso sscnews@hotmail.com
December 31st, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

wararka naga soo gaadhaya rugta boqortooyada ee magaalada saaxdheer in ay soo gaadheeen G6 madaxdan soo gaadhay magaalada saaxdheer ayaa ah kuwii looga baahnaa furitaanka shirka khaatumo 2 ee uu ka furmay magaalada taleex waftidan ayaa waxaa soo dhaweeyay ciiidamo aad utira badan ooo iyagu heegan ugu jiray soo dhaweenta xubanahan iyo shacab weyne aad [...]
December 29th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

waxaa maanta aroor nimadii si toos ah u bilawday shirkii khaatumo 2 oo si habsami leh maanta aroornimadii loogu furay goobtii shirku ka dhacayay aayo qur’aan ah iyadoo ay furista ka soo qayb galeen cuqaal bulsho weynta taleex ku nool iyo dhamaan ergooyinkii ka kala yimi 5 qaaradood ee adduunka iyo Gobolada ssc halkaas oo [...]
December 26th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

jid banneeye tixdan gabayga ahi waa laba qaybood qaybta hore waa araar iyo dhoolla tus aan u muujinayo niman aflagaado badan soo tuurtuuraya inaanay isa soo biimayn qaybta labaad waa tusaale waddani ah oo soomaalida dhibkay isu gaysatay wax ka sheegaysa akhris wacan 1 jeerbaa ilaah ii sakhiray jiinka maansada,e 2 jinka iyo insigu way [...]
December 26th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

HEESTAN OO AH HEES AAD U QIIMO BADAN LOONA TUMAY GOBOLADA SSC IYADOOO LOO GARAACAYO SIDA RAABKA DHAGAYSI WACAN SSCNEWS@HOTMAIL.COM
December 25th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

Shirweynaha Khaatumo 2 ee ay ka dhursugayaan Shacabka ree SSC meel kasta oo ay joogaan maaha mid duulaan ku ah cid ama Soomaali kale ,umana laha caado Bulshada reer SSC inay ka shaqeeyaan dhibaato Soomaaliyeed haybta uu doonaba ha watee, waxaana taa daliil u ah Soomaali oo aan aqoon Silica iyo Saxriirka Gumeysiga ayay Shacabka [...]
December 24th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

wararka aanu hadda ka helayno magaalada jigjiga ayaa waxaa naloo sheegay inay soo gaadheen madaxdii ssc ee G6 waxaa naloo sheegay inay dhamaantood ay hadda kusugan yihiin magaalada jigjiga iyagoona saacdaha soosocda kusooo beegan dhulka ssc Maraanu la xidhiidhnay dhalinyaro ka soo jeeda Gobolada ssc oo kusugnaa magaaladaas ay noo xaqiijiyeen in G6 ay soo [...]
December 24th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Waxaan halkan Idiin Soo Gudbinaynaa Waraysi aad u Qiimo badan oo aan la yeelanay Gudoomiyaha Arimaha Dibadda SSC Osman Badawi ahna Af-Hayeenka Ururka Siyaasigga Ee NSUM halkan ka daawo waraysigiisii ooo dhamaystiran sscnews”hotmail.com
December 24th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Hogaanka SSC Garanaye,NSUM Maxey Qabata Tolow?Dumarkuba Hada E-Mail-ka Wey Qoraan!!. Marka hore salanta islamka ayan idinku salamaya (ASC WR WB).Marka xiga waxan doonaya inan waxyar ka cabiro fikirkeyga ku wajahan Ururuka SNUM. Waxaa aad ulayableh Ururkan NSUM ee hadba ki isdhaha wax qabo lugta heysta!!Shaley Hogaanka SSC maantana waa G6.Hadi SNUM la weydiyo maxad dadkan [...]
December 24th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

Qarax ka dhacay magaalada xagardheer Kenya oo qasaare badan gaystay Qaraxan oo loo dhigay baabuur ciidanka police ka ah oo marayey wado suuqa xagardheer dhexdiisa ah ayaa waxaa la kacday miino kuwa dhulka lagu aaso ah Qaraxan wuxuu sababay dhimisho inta la og yahay 3 kamid ah askarta police Kenya oo gaadhiga saaraa halka 2 [...]
December 20th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »