Home » November 27th, 2011 Entries posted on “November, 2011”

Waxaan kala garan waayey shabaabkii iyo shacabkii sheeko la yaab leh iyo askariyad reer uganda ah(video)

Markasta ma-dareemo farxad sababta oo ah, aniga iyo carruurteydu waan kala fogaaney waxayna carruurtu u baahan yihiin xananadii waalidnimo. Marka ay ereyadaasi ku soo dhacaan dhagtaada durba ma is weydiisay malaha waxa laga hadlayaahi waa qoys ay oof wareentey col iyo abaar isla markaana waqtiga iyo waayuhu qofba meel ku miciin bidey. a ….maya ma [...]

November 27th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Xuskii 2aad ee sanad guuradii ssc ee ka dhacday waddanka UK ee magalaadiisa LONDON(DAAWO)

ssc-1-495x332

waxaa si habaysan oo faah faahini kujirto loo soo daayay sanad guuradiii 2aad eee ssc ee ka dhacday waddanka UK ee magaaladiiisa LONDON waxaad si toos ah u daawan kartaa video dhan iyo shacab weynihiii ka soo qayb galay xuska

November 27th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

TALEEX GOOBTII KARAAMADDA IYO XORIYADDA MAANTA-NA GOGOSHA GUUSHA.‏

taleex_1

ahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay,Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)Korkiisa,Taariikh wadaniyadeed, Hanaan gobanimo,hiil qaran,dareen Somaalinimo dhab ah,habsami iyo dhaqan gobeed asali ah ma guuraan ah iyo wada dhasho run ah Ummadda Somaliyeed,halgan xoriyadeed iyo jihaad qaranimo halyeeyadii:-Imaam Axmed Guray,Sayid Maxamed,Sh.Bashiir,Sh.Xassan Barsane,Faarax Oomaar, Ismaaciil Mire,Xaaji Caga-dhiig,halyeeyadii-Lafoole,Max’d Somali,Xaawo Taako,Timiro Cukaash,Halyeeyadii dhalinyaradda SYL iyo kumayaal geesi [...]

November 24th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

G/ Ku Xigeenka Jaaliyadda SSC Minnesota:Ceerigaabo Waa in Maamulkeena Samaysanaa

waxaa Caawa ka Dhacay Magaaladda MNPLS ee Gobolka Minnesota Shir ay Albaabadda U Xiran Yihiin oo ay Halaayeen Jaaliyadda SSC Ee Gobolka Minnesota, Shirkan ayaa Wuxuu Ahaa Shir ay Jaaliyaddu Kaga Hadlaysay Xaaladda ka Taagan Gobolka Sanaag Magaaladda Ceerigaabo. Shirkan ka Dib Ayaa Qaar ka Mid ah Jaaliyaddda oo la Hadlay Darwiish TV Waxay ay [...]

November 14th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

KHAATUMO2 TALEEX DANTA GUUD IYO MIDNIMO ILLAALIN.‏

midnimo-300x58

http://youtu.be/6B1UkG6iaOQ Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Risaalad qaadid iyo gaariin xaq ah Suubane Rasuulkeenii(Muxamed CSW)iyo Sunno raacid mudan,karaamo,sharaf iyo milgo gobeed gobanimada ayaa leh,gun-nimo,dulmi iyo dayacna gumeeysiga hoos joogid iyo dano kale u adeegid ducufnimo ku dhisan,taariikh wadanid ku saleeysan Somaalinimo ku gaashaaman,garasho iyo gudasho waajib leh,xaq iyo xuquuq dhab ah halgankii xoriyadda iyo [...]

November 8th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

GABAY:- GARNAQSI (DHAGAYSI WACAN)

gabay

gabaygan oo meelo badan wax ka taabanaya ayaa waxaa tiriyay abwaan cabdirashiid isagoo kusugan waddanka swedan dhagaysi wacan wixii gabay ah ama cod ama qoraal waxaad noogu soo diri kartaan emailka ah sscnews@hotmail.com Gabay ssc 00966596888994

November 4th, 2011 | Posted in Suugaan,Wararka,sscnews | Read More »

Isu Fiirsha Abu Fadli iyo Wadaaddada Dhulbahante ee Waqooyiga Ameerika??

Abufadli

Akhristayaal Abu Fadli waa ku-xigeenka Aw C/Raxmaan sheekh Cumarka sheegtay guddoomiyaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika! C/Raxmaan waa ninkii safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyey Kenya keenay masaajidka. Waa ninkii u hambalyeeyey Zenawi iyo Ibraahim-dheere, soona dhoweeyey Amisom iyo Shariifka; isagoo mucaaraday Itoobiya iyo C/Laahi Yuusuf. Wax badan baan ka hadlannay Aw C/Raxmaan laakiin waxaan ka yaraysan [...]

November 4th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Shirwaynihii Guuleed ee Beesha Bahararsame ku Qabsatay Magaalada Saaxdheer

1

Shirwaynihii Guuleed ee Beesha Bahararsame ku Qabsatay Magaalada Saaxdheer. Waxaa Magaalada Saaxdheer kusoo gabagaboobay shirwayne Beesha Bahararsame ay ku lahayd Magaalada Saaxdheer looguna Magacdaray Shirwaynihii Guuleed. Waxaa shirkaasi uu furmay 25/10/2011 waxaana uu soconayey mudo 5 cishaa shirkaas oo lagu lafa gurayey waxyaabo badan oo ay kamid yihiin: 1.In Beeshu midowday lana xaliyey khilaafaadkii u [...]

November 3rd, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Ururka Haweenka Gobolka sool ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay(daawo)

egmadda boocame ee gobolka sool iyadoo dadka degaankaasi ay si weyn u soo dhaweeyeen boqolaal dadka deegaanka boocame ayaa kaga horyimid meel magaaladda ka baxsan Ururka haweenka ayaa markii hore ka ambabaxay magaalada laascaanood waxayna olale weyn ugu jiraan raadinta taageeradda shirweynaha lagu qaban doono degmadda taleex halkan ka daawo soo dhaweentii sscnews@hotmail.com

November 3rd, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Shirweyne ay iskugu yimaadeen cuqaasha odayaasha iyo waxgaradka beesha Bahararsame ayaa ka socday Magaalada Saaxdheer..

Shirka-Baharsame-300x225

hirweynahan oo ay ka soo qeyb galeen odayaasha cuqaasha iyo waxgaradka degaanadda Saaxdheer iyo kalabaydh, islamarkaana uu goob joog ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa lagu taageeray shirka Khaatumo2 eeka dhici doona degmada Taleex ee gobolka Sool. Shirkan oo ay ka hadleen inta badan cuqaashu ayaa waxay sheegeen inay taageersan yihiin shirka Taleex, islamarkaana ay [...]

November 2nd, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Recently Commented