Home » October 31st, 2011
Entries posted on “October, 2011”

Mahad Oo dhan Allah ayaa iska leh-Maasha Allah dadaalka Weriye,soo saare iyo barnaamij habeeye-Ismaaciil Aftaag oo kaalin weyn oo wax tarkeedu sida qoraxdda u muuqday intii muddo ahba wadeey kuna saleeysnaa danta guud iyo maslaxada Reer SSC waana hawl aan markhaati u baahneyn balse wareegaha SSC ka buuxa bahda Aftaag amaan,bogaadiin, mahad-celin iyo dheeri gelinba [...]
October 31st, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Wararka laga helayo aqalka looga arimiyo Maamulka Beeleedka Faroole ee Garoowe ayaa waxey xaqiijinayaan in la soo dhameystiray khidadii lagu burburinlahaa shirka qurbajoogta dhulbahante mudada dheer ka soo shaqeyneysey laguna qabanayo caasimadii ugu horeysey ee soomaaliyed ee Taleex, bisha soo socota hadii eebe idmo. Waxaa la xaqiijiyey in waaxda dhaqaalaha ee maamulka Faroole ay ku [...]
October 25th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Ilaahbey mahad oo dhami u sugnaatey, nabadgelyo iyo naxariisina nabigiisii Maxamed ahaa korkiisa ha ahaato. Markii uu qarankii somaliyeed burburey 91kii ee kala dambeyntii luntey ayaa somaliya waxaa caan ka noqotey kelmadaa aan cinwaan ahaanta u doortey oo ninkii wareeraabe intuu qof jago u sharciyeysantahay u yimaado intuu soo kaxeysto dhowr ay ilma adeer yihiin [...]
October 17th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

Khaatumo Dhankaa Qabo Midnimadii dhulkeenaa dhallaal badan ka muuqdaa Dhalintii dhaqaaqdoo waayeelki dhowryoo dhanwalbaba ka eegyoo Dhiraandhiri aqoon yahay ku dhameeye meel wacan Midnimay dhallaasheen, ciidoo la dhiciyay qalinkii ku duugeen Isku duubni aaday dhidibada u taageen. Dhamaanteen ku raacnoo u dhaqaaqanay howl weyn Soo dhowaynay khaatumo. Dhinacyada aduunkana dhaantaa la tumayaa Khaatumo ha dheeliyin [...]
October 17th, 2011 | Posted in Suugaan,Wararka,sscnews | Read More »

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-ku dayasho wanaagsan iyo sunno raacideeda leh Suubane Rasuulkeenii(Muxamed CSW)SSC Iftiin shaacay muuqday si weyna loo dareemay,jiritaan xaqiiqo ah,awood dhab ah oo ka jirta degaamada,dhinacyaduna il cadoownimo,naceeyb iyo wel-wel weyn ku eegayaan,lana rajeeynaayo inuu noqdo mid sida ku haboon u hirgela shir khaatumo2 Taleex kadib,dhaliilaha jirana la saxo oo [...]
October 16th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

cutubyo kamid ah ciidamada xooga qaranka maamulka ssc oo maanta sanad guuradoodii 2aad k udabaal dagay magaalada buuhoodle halkaas oo ay ka soo qayb galeen madaxweyne xaglatoosiye iyo col.sabarey cutub yadaas oo magaalada ku dhex gaardiyay waxay u dhacday sida tan halkan ka daawo ciidanka maamulka ssc ahmed karama buhodle ssc somalia sscnews@hotmail.com
October 16th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

waxaa Maanta 15/10/2011 Meherkoodu Kadhacay Magaalada London C/laahi Yuusuf Cumar iyo Faaisa Cali Xaaji ismaaciil. Waxaa hanbalyadan Diraya tahniyadan annagoo kala ah 1.,farax afmaqadiye,iyo xaaskiisa shukri farax soldaad, 2.caasha cali abdi galaydh, 3.Layla xeedho, 4.abdi radhiid sambal 5. aadan cali aadan (adan goroyo) 6. mohmoud xassan (BOOCAME) 7.khadar guureeye iyo anigoo ah tifaftiraha warbaahinta WWW.SSCNEWs.COM [...]
October 16th, 2011 | Posted in Tahniyad,Wararka,sscnews | Read More »

gmada taleex ee gobolka sool. Shir si weyn loo soo agaasimay oo lagaga arrinsanyey qabanqaabada shirweynaha Khaatumo2 ayaa wuxuu ka dhacay degmada taleex ee gobolka Sool, waxaana hadalo kooban kasoo jeediyay qaar katirsan ururada haweenka iyo kuwa dhalinyadda ee degmada taleex. sscnews@hotmail.com
October 15th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Waxaa xaley oo ay ku beegney 15/10/2011 lagu qabtey wadanka imaaraadka gaar ahaan magaalada shaariqa gaar ahaan hoteelka weyn ee lagu magacaabo MUBARAK CANTER xaflad aad u qurux badan xafladaas oo ay soo abaabuleen jaaliyada ssc ee wadanka imaaraadka iyo dadweynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi imaaraadka iyaga oo aan u kala hadhin gobol kasta [...]
October 15th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

SSC ninkii daiddanoow waa inoo dirire’ dagaalbaa inoo xeera iyo diliyo laytaane daraawiish horlaa soo baxdiyo duubcad heeganahe’ waa kaa dullaalada sangaa doobku laylyada’ye waa kaa duleeddada taleex dananay laalayse waa kaa durduro xiinfiniin dooyo meerka,ahe waa kaa darmaankii nugaal dafahaa maraye waa kaa diyaarsaday raggaan daahidda aqoone waa kaa dibnaa ruugayee diiray cadhadiiye waa [...]
October 15th, 2011 | Posted in Suugaan,Wararka,sscnews | Read More »