Home » September 29th, 2011 Entries posted on “September, 2011”

Faallo: Saddexda Madax (X,Y, Z) ee Dhulbahante (Wax u Qaybsado!!!)

maqaal1

Sheekada beelo ayaa wax lagu qaybsanayaa waxaynu kala mid nahay Soomaalida kale, waxaynu se kaga duwan nahay waxbaba ma qaybsanno! Haddii aad si dhab ah u sii dhabba gasho sheekada beelo ayaa wax qaybsanaya, waxaa kuu soo baxaysa inaan waxba ka jirin. Haddii cidi wax qaybsatana ay yihiin dad yar dano leh (laga se yaabo [...]

September 29th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

tacsi :- beelweynta maxamed garaad ee ku dhaqan waddan ka saudi arabia oo tacsi tiiraanyo leh u diraya marxuum Caaqil AHMED HIRSI CAWL

1

tacsidan oo ay dirayaan beesha maxamed garaad ee kunool waddanka bqoqrtooyada saudi arabiya waxayna tacsidan u dirayaaan qoyski iyo ehelkii uu ka geeriyooday marxuum caaqil ahmed hirsi cawl oo ku geeriyooday habeenimadii xalay magaalada kalabaydh caaqilka oo ka mid ahaa kuwa ugu qamaamuursan cuqaasha dhulbahante kuna soo shaqaynayey hawsha caaqilnimada muddo dhan 63 sano caaqilka [...]

September 29th, 2011 | Posted in Tacsi,Wararka,sscnews | Read More »

Madaxwaynaha Maamulka SSC Dr,Saleebaan Ciise axmed oo Casuumad ufidiyey kulana laqaatay Cuqaasha G/ cayn!‏

1

Madaxwaynaha Maamulka SSC DR, Saleebaan Ciise Axmed ayaa maanta Casuumad balaadhan Ufidyey Dhamaan Cuqaasha, isimada, Culima’udiinka iyo waxgaradka Gobolka Cayn Taas oo ka dhacday Hoteel GOBSOOR Ee magaalada Buuhoodle Markii uu soo galay Hotelka ayuu madaxwaynuhu waxa uu mid mid u gacanqaaday Dhamaantood. xafladan oo ahayd mid heer sare ah ayaa Qadada kadib waxaa uu [...]

September 29th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Tacsi:- Marxuum caaqil ahmed hirsi cawl oo ku geeriyooday habeenimadii xalay magaalada kalabaydh

tacsi

tacsidan oo ay dirayaan ehelkii uu ka geeriyooday marxuum caaqil ahmed xirsi cawl oo ku geeriyooday habeenimadii xalay magaalada kalabaydh waxaanu leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha ka sii yo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay jannadiiina ilaahay haka waraabiyo caaqil ahmed hirsi cawl tacsidan ay dirayaan dadkan hoos ku xusan 1. xuseen yuusuf cabdi [...]

September 29th, 2011 | Posted in Tacsi,Wararka,sscnews | Read More »

Jaziiradda Malta oo Soomaalidii Faraha kulahayd ka saartay Computer-ka lagu keydiyo faraha, iyo talyaaniga oo isna laga rajo qabo dhawaan

faro

Kumanaan ka tirsan Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibaateeysnaa dalka Malta ayey farxadi hareeysay ka gadaal markii Dowladda dalkaas ku wargelisay in farahooda laga saaray Computer-ka lagu keydiyo faraha dadka magangalya doonka. Farxad ayaan la dhiman gaarnay markii Dowladda Malta noo sheegtay in faraheena laga saaray Computer-ka maxaa yeelay aniga tiro ka lix jeer ayaa la [...]

September 28th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Saado:Mahiga Gabdhaheena ayuu Fuulaa (Daawo Ururka Hawiye Action Group iyo Fanaan Saado oo Mudaaharaad Mahiga ku soo dhaweeyay

mahigamareykan7

(Daawo Soomaalida Mareykanka oo ay hogaaminayso Fanaan Saado Cali oo Seedigood Mahiga ku banaan-baxay) Waxaa Magaaladda Mnpls Ee Gobolkan Minnesota ka dhacay Banaanbax Lagaga Soo horjeedo Booqashadda Ergayga Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Wadanka Soomaaliya. Banaanbaxan ayaa Wuxuu ka Dhacay Goobtu Ka Socday Shirkii Mahiga Oo Kula Lahaa Qurbo joogta Soomaalidda Ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota, [...]

September 28th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Gabay: XADGUDUB-Maxamuud Axmed Cabdalla (a/ shine

g1

Xatooyadii tacliintii Turkigu nagu xannaaneeyey Waa eexda tii ugu xumayd qaabkii loo xulaye Xiqdiqii Juxaa uu ku kacay waa xisaab dhimane Halkii xeerku waa joogi jiray sow xal noqon maayo?” Maxamuud Axmed Cabdalle (a/shine) HORDHAC: Gabaygan XADGUDUB abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle (a/shine) wuxu ka tiriyey xaaladda murugsan ee ka jirta degaammada Puntland, halkaasoo colaad, dil, [...]

September 28th, 2011 | Posted in .,Wararka,sscnews | Read More »

SHIRKA KHAATUMO2 GUUL IYO GOBANIMO INSHAA ALLAH.

baaq

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Anagoo ah:-X.C/Qaadir X.Axmed X.Ismaaciil (Sir Jafaal)iyo Ustaad-Xassan Cabdullaahi Sh.Maxamed(Xassan Carab)kana mid Jaaliyadda Daraawiishta Dhulbahante ee degaanka Waqooyiga England(Yorkshire) waayo aragnimo dheer iyo khibrad siyaadaeed leh Allhe mahadii waqti badana soo joogeey waxaanu halkan ku soo gudbineeynaa taageero buuxda qabashadda Shirka Khaatumo2 oo madashiisii loo xadideey ama loo iclaamiyeey Magaaladda [...]

September 28th, 2011 | Posted in .,Wararka,sscnews | Read More »

Maqaal:- Hadaan in yar iftiimiyo waxa igu kalifay inaan warqadan qoro, waxaad ogtihiin in Soomaaliya ay ka dhacday mashaaqo dagaal iyo bur-bur keentay,

khaatumokow

Hadaan in yar iftiimiyo waxa igu kalifay inaan warqadan qoro, waxaad ogtihiin in Soomaaliya ay ka dhacday mashaaqo dagaal iyo bur-bur keentay, iyo in ay kalaguuraan dadkii wadadhasha iyadoo weliba dil, dhac iyo waxyaabo kale oo fool xun laysu geystay. Ummada Soomaaliyeed waxay dhamaan ogtahay in burburkan 20 jirsaday (two decades) ay ka dambeeyeen Jabhadihii [...]

September 28th, 2011 | Posted in .,Wararka,sscnews | Read More »

Qurbajoogta Maxamed Garaad Oo Soo dhaweeyey Shirka Khaatum2.

taageero

}:Anakoo ah qurba joogta beesha bahararsame waxaanu sibuuxda u taageeraynaa shirka Khaatumo-2 ee gogoshiisa uu fidiyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed laguna qabanayo Magaala madaxdii umada soomaaliyeed ee Taleex. Ugu horayn waxaanu Ilaahay uga baryaynaa Garaadka iyo ergada kale ee shirka uguntaday in Ilaahay hawshaas u fududeeyo. Waxaanu kaloo cadaynaynaa inaanu hiil iyo hooba la garabtaaganahay [...]

September 28th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Recently Commented