Home » August 28th, 2011
Entries posted on “August, 2011”

Garoowe sscnews Waftigii uu hogaaminayay Ra’isal Wasaaraha Dowlada KMG ee dhowaan soo gaadhay magaaladan Garoowe ayaa kulan la qaatay qaar kamida Isimada SSC ee ku sugnaa Magaalada Garoowe. Kulanka Isimada iyo C/wali gaas oo uu soo diyaariyay Cabdiraxman Faroole ayaa nuxurkiisa uu ahaa sidii C/wali gaas iyo waftiga uu hogaaminayo looga dhaadhicin lahaa in Deegaanka [...]
August 28th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu hal saac kahor uu maanta gaaray magaaladda Garoowe ee Gobolka Nugaal, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Garoowe. Madaxweynaha Dowladda kmg ah ee Soomaaliya iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminaayo, ayaa waxay maanta gaareen magaaladda Garoowe ee Gobolka Nugaal, iyadoo ay Garoonka Diyuuradaha Garoowe ku soo [...]
August 28th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

annagoo ah dadkan hoos ku xusan waxaan hanbalyo iyo bogaadin udiraynaa labada lamaane ee mudane maxamed cali xasan iyo marwo siciido cali cilmi warsame oo meherkoodu ka dhacy magaalada lascanod waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara khadar cabdilahi xasan yare maxamed maxbuus xasan yare ayanle xysen xasan yare maxamuud ciise xasan yare maxamed ciise xasan [...]
August 27th, 2011 | Posted in Tahniyad,sscnews | Read More »

Ugu horrayn waxaan hawada idiin soo marinaynaa Salaan diirran annaga oo idinku dhiirri galinayna hawsha baaxadda badan ee aad u qalab qaadateen, taas oo ah sidii laysugu soo ururin lahaa ummadda kala irdhawday, waxay ku kala maqan tahayna aan ilaa iyo maanta loo heli karin hal marmarsiiyo, oo la odhan karo waa wax suurta gal [...]
August 27th, 2011 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka,sscnews | Read More »

hanablaydan ay dirayaan dhamaan dadkan hoos ku qoran oo ayt u dirayaan labada lamaane mudane maxamed cali xasan iyo marwo siciido cali cilmi warsame oo meherkoodu ka dhacay magaalada lasanod aabe cali cilmi warsame hooyo sahra xasan basas jamac cali cilmi asiya cali cilmi mukhtar cali cilmi maxamuud cali cilmi dhaman ilma maxamed cilmi sahra [...]
August 27th, 2011 | Posted in Tahniyad,Wararka,sscnews | Read More »

img src=”http://sscnews.com/wp-content/uploads/2011/08/suud-300×225.jpg” alt=”” title=”suud-300×225″ width=”300″ height=”225″ class=”alignleft size-full wp-image-2675″ /> Mid ka mid ah Maalqabeenada Dalka Sacuudiga kana mid ah boqortooyada Sacuudi Arbiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho isagoona booqday xerooyin Barakacayal ah iyo Isbitaalka Banaadir. Boqorkaan oo magaciisa yahay Al Waliid bin Talaala ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhoweeyey [...]
August 27th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

mudooyinkii ugu dambeeyay kooxaha Buuhoodle uu usoconayay tartan ciyaareed ayaa shalay galab lasoo gaba gabeeyay koobkan oo u bilowmay 16/08/2011 ayaa naadiyada ciyaarayay waxa ay ka koobnaayeen 6 naadi lixdaasoo loo kala qaybiyay labo Group. Group A waa Togsol, Shabab, New star Group B waxa ahaa Hilaal, Daraawiishta, Suweto. Hadaba naadiyadu sida ay u kala [...]
August 27th, 2011 | Posted in Sports,sscnews | Read More »

Khilaaf xoogan ayaa ka dhex curtay madaxda Sare ee DKMG gaar ahaan Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Raísulwasare Cabdi Wali Gaas sida ay Xaqeejinayaan Ila wareedyo muhiima. Khilaafka labada masuul ayaa la sheegay inuu ka dhashay kadib markii Madaxweyne Shariif ka biyo diiday inuu Raísulwasarre Cabdi wali Gaas ku tixgeliyo soo dhaweeyntii iyo hab maamuskii [...]
August 27th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

wararka hada naga soo gaadhaya magaalooyinka xamar lagu xidh ,ballicad iyo xamar lagu xidh iyo deegaano kale oo hoos yimaada magaalada buhodle ee gobolkiisa cayn Gudidii qaban qaabada shirka khatumo 2 ee ayaamahanba kusugnaa gobolka cayn ayaa caawa si diiiran loogu soo dhaweeyay degmooyin badan oo katirsan gobolka cayn Waftidan ayaana Maanta ka tagay Magaalada [...]
August 26th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Koox maleeshiyo ah oo hubaysan ayaa goor dhaweyd dad rayid ah ku leysay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dilkan ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 6 qof tiro kalena way ku dhaawacmeen, waxaana uu ka dhacay xaafada Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Dadka weerarkan ku dhintey ayaa wararku sheegayaan inay ka soo [...]
August 26th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »