Home » July 31st, 2011 Entries posted on “July, 2011”

Axkaamta soomka iyo kafaa iidaysiga bisha barakaysan

Ramadan Kareem (33)

Bisha Soon, waa bil uu Eebbe (sw) dhex yeelay fadli aad u weyn. Bisha Soon waxaa loogu magac daray bishii qur’aanka, taasoo macnaheedu tahay in qur’aanka la soo dejiyay bil Ramadaan., sida ku cad aayad qur’aan ah. Waa bil uu Ilaah furo albaabada Jannada, uuna xiro albaabada Naarta. Waa bil uu Ilaah (sw) ugu magac [...]

July 31st, 2011 | Posted in Wararka,islam | Read More »

wafti ka socota midawga africa oo muqdisho kasoo dagay iyagoona la kulmay qaybo kamid ah madaxda DKMG

waftidan uu hor kacayay gudoomiye ku xigeenka midawga afarica Erastus Mwencha. Sidoo kale wafdiga ayaa booqday xerooyin ay dagan yihiin barakacayaal abaar darteed uga soo cararay gobolada Koonfureed ee Soomaaliya. Waxyaalaha ay ka wada hadleen madaxda dowladda iyo wafdigan ayaa waxaa ka mid ah xaaladda waddanka iyo midda abaaraha. Imaatinkan wafdigan Midowga Afrika ayaa ku [...]

July 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

alshabab oo loo awood sheegtay iyo guulo ay sheeganayaan ciidamada DKMG

wararka laga soo xiganayo goobaha ay dagaaladu kasocdeen dhawrka casho ee magaalada muqdisho ciidamada dawladda ay weheliyaan ciidamada Amison iyo dhanka kale oo ah xarakada alshabab ayaa waxaa la cadeeyay in ilaa 3 casho ayka dheceen dagaalo aad u qaraar dagaladas oo inta badani ay guulo ka sheegteen ciidamada DKMG iyo Amisom halka lasheegay suuqyada [...]

July 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

madaxweynaha mamulka ssc oo markii ugu horeysay ka hadlay xilka qaadistii ay sameeyeen qaar ka mid ah khusuusiga ssc(video)

madaxweynaha maamulka ssc oo markii koobad ka hadlay Dr. saleban xaglo toosiye oo sheegay in wax casilaada ay jirin ilaa inta uu qabsoomayo shirka khaatumo 2 marka shirku dhaco wixii ka soo baxa ayaan tix raacaynaa inta ka horeeysa xilka maamulka ssc baan u sii haynayaa sscnews@hotmail.com u adeegaha shacabka ssc

July 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Sscnews:- Ramadan kareem umadda muslimiinta iyo ka faaiideeso axkaamta soonta(video)

bsha barakaysan ee ramadaan ha laga faaiidaysto waa bil ka khayr badan bilaha kale ,,, ummadda muslimiinta ah waxaanu leenahay kullu caam wa intum bikhayar sanad wanaagsan ilaahay khayrkeeeda ha ina siiyo shacabka sscna waxaanu leenahay mar labaad sanad wanaagsan sscnews@hotmail.com

July 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qabiilka iyo qabyaaladdu maxay kala yihiin ??

Bulshada Soomaaliyeed waxaa aad u naafeeyay cudurka qabyaaladda, wuxuuna waxyeeleeyey diinteeda, nolosheeda, dhaqaaleheeda, miskaxdeeda, sharafteeda, wadajirkeeda iyo xataa jiritaankeeda ummad ahaaneed. Dhinaca kale dad farabadan baa isku khalday qabiilka iyo qabyaaladda, iyada oo kan hore yahay nimco Ilaahay ku galladaystay addoomadiisa, halka qabyaaladdu ka tahay dhaqan jaahiliyo (diin la’aaneed) oo diinta islaamku inoo ka digtey, [...]

July 27th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

khusuusiga ssc ee kusugan magalada dharken geyo oo isku raacay inuu xilka hayo Dr saleban (video)

xildhibaanada ssc oo badankoodii isku raacay inuu hayo xilka Dr saleeban xaglotoosiya taas oo keentay aqlabiyadda codka in kastoo magaalada dharken ay joogeen 6 intuna ay isku raacen inuu si hayo xilka halkan ka daawo http://www.youtube.com/v/BpQuQLFGfHo ssc news

July 27th, 2011 | Posted in .,Wararka,sscnews | Read More »

Shacabka ssc maxay rabaan waa qoraaladii ay noo soo gudbiyeen iyo fekerkii shacabka ssc oo sheegay in ladhaafay xiligii qabiilka lagu dhiqmi jiray iyo codsigii ay u gud biyeen mamulka ssc

Maqaal kani wuxuu daba socdaa qoraalo iyo khilaafyo badan oo shacabka ssc ay ka bixi waayeen ilaa muddo gaadhaysa 7 sano ama ka badanba Ilaahay ayaa mahad iska leh waxaan shacab weynaha ssc meel kasta ay kunool yihiin waxaan leeyahay gacmo wada jir bay wax ku qabtaan waxaadna ka tashataan aayihiina iyo sidaad oga bixi [...]

July 26th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Fikirkaaga ka dhiibo :- hadaladii ka yeedhay rag kamid ah khusuusiga ssc sidee u aragtaa hadalkooda iyo xil ka qaadista ay sheegeen ee madaxweynaha ssc

ayaamahan khilaaf weyn ay sameeyeen niman ka tirsan khusuusiga ssc iyagoo dano kale leh hadalka ka yeedhay ee ah madaxweynaha xaglotoosiye xilka halaga qaado ama say iyagu yidhaahdeen xilkii waanu ka qaadnay mayahay wax shacab weynaha ssc u cuntamaya hadalada ka yeedhay raggaas mise waa wax iyaga kaliya ku kooban si kastaba ha ahaatee fikirkiina [...]

July 25th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

wararkii ugu danbeeyay iyo hadal haynta maamulka ssc

waxaa ayaamahanba jiray warar ka cadhaysiiyay shacabka ssc meel kasta ay joogaan warkaas oo meel kasta la mariyay in madaxweynaha ssc Dr saleban ciise ahmed kaar(xaglo toosiye) in ay xilkii ka qaadeen khusiisiga maamulka ssc hadaba waxaa warar aan ku kalsoonahay oo meelo badan ah ay u cadeeyeen warbaahinta sscnews in aan hadaladaas ay sheegeen [...]

July 25th, 2011 | Posted in Wararka,sscnews | Read More »

Recently Commented