Home » June 30th, 2011 Entries posted on “June, 2011”

Gudoomiyihii ururka haweenka Gobolka Sool Nadiifo Maxamed Colujoog ayaa caawa fiidnimadii xilliga magaalada Laascaanood

gabal dhicii maqribnimo ayaa si tooos ah waxaa loo toogtay Gudoomiyihii ururka haweenka Gobolka Sool Nadiifo Maxamed Colujoog ayaa waxaa baas la dhacay raggii Ka tirsanaaa jabhadda SNM ee awooda kujooga magaalada laascanod iyadoo la arkayay dadka toogtay nadiifo ayaa haddana cidi la hadal si toosana ay magaalada udhex mareen waxaana si dagdaga loogu qaaday [...]

June 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

MAXAA HOR TAAGAN MIDNIMADDA DHULBAHANTE.

MAXAA HOR TAAGAN MIDNIMADDA DHULBAHANTE. Waxaan shaki ku jirin in dad aad iyo aad u tiro badani is weydiinayaan jawaabta su’aashan kor ku xusan, taasoo qof walbahi meel ku cabiri karo jawaabtiisa, waxyaalihii aan soo ururiyayna waxaa ugu badnaa:1) Siyaasiga oo fekeadiisa u arka tan ugu wanaagsan meeshuu doono ha joogo AMA maamulkii uu rababa [...]

June 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

qaybaha kala duwan ee ciidanka DKMG oo loo qaybiyay lacag askari kastana uu qaatay 200$(sawiro)

Qeybaha kala gedisan ee Ciidamada Dowlada ayaa maanta si rasmi ah mushaaraadkooda la siyay kadib marki maalinimadi shalay la maeel mariyay Ra’isul Wasaare Dr C/wili oo isaga bilowgi hoshiisaba kudaah furay mushaarsiinta Ciidamada Qaranka Mushaar qeybinta Ciidamada ayaa ah mid bil walba Ciidamada la siiyo, tan iyo bishii December ee sanadkii hore oo Xukuumadii Farmaajo [...]

June 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

XAALADDA CUSUB IYO KOOXDDA WAJIYO BADAN.

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-horumarka laga gareey cilmiga iyo horumarintiisa ayaa maanta u saamaxday in aduunku noqdo wax yar oo kooban oo lagu tilmaami karaayo kubada wareegsan oo kalle marka dhanka aaladaha loo adeegso macluumaadka waxaa ahamiyadooda leh:-Facebook iyo Paltalka oo si sahlan loogu xiriiri karo macluumaad iyo warar muhiim ah la isku [...]

June 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

QALINKII QORAAGA SSC :_SNM IYO SSDF OO NOQDAY LABADA JABHADOD EE CADAWGA KU AH JIRITAANKA SHACABKA SSC

Qofkii moodayay puntland iyo somaliland inay yihiin laba maamul oo cadaw ah maahee waa isku maamul ?? Maxaa keenay inay noqdaan isku maamul ?? ,,,, Ilaahay ayaa mahad is ka leh Taariikhda somali waa soo jireen waxayna ku salay san tahay qabiil ,, qabiilladaas oo lawada og yahay meelaha ama gobolada ay kala dagaan ,, [...]

June 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

SNM-Waxay Miyir qab iyo midnimo ku weydey waali iyo Tafaraaruq ma ku helaysaa?

Waxaa jirta in binu aadamka haddii qof aan waalayn la yiraahdo waad waalantahay qofkaasi aakhirka inuu waasho, iswaalo ama isu qaato inuu waalanyahay, Sidoo kale mid aan nacas ahayna haddii dhawr goor layidhaahdo nacasbaa tahay aakhirka arintaasi wuu ku qancaa oo wuxuu is yidhaahdaa malaha waxbaa ka jira oo wuu iska qaataa. Haddaba wax badan [...]

June 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Barlamanka somaliya oo badankoodii ansixiyay Raisul wasare cabdi wali

Kal fadhiga Golaha Baarlamaanka oo saakay ka furmay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxay uga doodeen magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee C/Weli Maxamed Cali Gaas, waxaana fadhigii maanta oo ay soo xaadireen 443-Mudane. Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka ayaa dood dheer iyo falanqeyn kaddib waxaa Ra’iisal Wasaaraha cusub codka kalsoonida siiyay 437-Mudane, halka 1-Mudane uu [...]

June 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

HABEENKII 26 JUNE IYO FANAANIIN SSC AH OO KA TUMAY SHACABKA SOMALIYED EE LONDON

Maalinimadii shalayto oo ay taariikhduna ahayd 28kii bisha juun waxaa magaalada London lagu qabtay xaflad lagu xusayey sanad guuradii 48 aad ee ka soo wareegtay maalintii madaxbaaninada ay qaateen gobolada Waqooyi, isla markaasina calan soomaaliyeedna laga qotomiyey. Run ahaantiina xafladaasi waxay ahayd mid ay weyn u soo buux dhaafiyeen shacabka soomaaliyeed, ee ay weli maankooda [...]

June 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Amaan:-XURMADLE-HALYEEY FARMAAJO MUDAN ABAAL MARIN IYO AMAANBA.‏

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-abaal marinta iyo amaanta xad dhaafka ah oo sida roobka mahiigaanka loogu diraayo halyeey Xurmadle-Maxamed C/Laahi Maxamed Farmaajo Ex-Ra’iisal Wasaare oo xilka iska casileey cadaadiis iyo hab dulmiyeed ujeedada laga lahaa tahay caqabadeeynta iyo is hor taagida soo noolaanshaha qaranimadda buuxda iyo hanaan dawlad somaaliyeed oo dalkeeda difaacda dadkeeda [...]

June 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

dhulboobka isaaq iyo dabbaal joogteenta majeerteen

Waxaa mahad iska leh ilaahay waxaanu jecleesanay inaan ka faalloono arimahan gurracan ee aadka isku soo tarayay ee umadda ama shacabka SSC na uu noqday mid aaan masiirkoodu ka go in ee rag qaas ah u ka go,o iyadoo 7 sano ee ugu danbeeyay ay noqdeen kuwo ay ukala tartamaan labo qabiil oo aynu lamid [...]

June 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented