Home » May 31st, 2011
Entries posted on “May, 2011”
Fanaanka Weyn Jaamac Dhoodi Cilmi Dhuto (Jaamac Yare) oo ah Fanaan laga wada yaqaan Aduunka oo dhan kana Soo Jeeda Deegaanda SSC ayaa soosaaray Hees Cusub oo Lamagacbaxday Maandeeq, Heestan Waxaa Sameeyay Abwaanka Da’da Yare ee reer SSC Suldaan ibraahim Cali Shire Waxa Gacanweyn ka Geystay Soosaarista Heestan Ururka Dhalinyarada SSC ee SUDO. Dhagayso Heesta [...]
May 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in maamulkaasi uu walaac ka qabo ciidamada SSC.. oo sida lagu sheegay warsaxaafadeedka taageero ka helaya Dawladda KMG Somaliya. ” Waxayna SSC dioonayaan inay iska horkeenaan maamulada Puntland iyo Somaliland, xili ay maamulka Puntland sheegtay inay ku jirto dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ee ku sugan [...]
May 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
waxaa wararku nagu soo gaadhayaan ciidan aad ubadan uu wato Col. maxamed waranle inay soo gaadheen magaalada ganbadhe dusheeda iyagoo saaka subaxnimadkii so dhaafay magaalada karin waxay intaas dad goob joogayaal ah oo arkay ciidanka meesha maraya ayaa sheegay in uu ahaa ciidan aad u xoog badan ciidankan oo isugu jira ciidan cusub oo muddooyinkanba [...]
May 31st, 2011 | Posted in .,Wararka | Read More »
waaxanu caawa khatka telfonka ku wareysanay hogaamiye xigeenka hogaanka xoreynta iyo badbaadada gobolada ssc col.cali saberay ahna ku simaha hogaanka badbaada xoreynta gobolada ssc oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ka dhacay galabata waxaanu hogaanku nooshegay inay khasaaro u gaysteen ciidamada somalidiidka, baarbuurna laga gubay tiknikaa ah oo uu kamid yahay suuga sidoo kale [...]
May 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
faruur faroole oo galabta kusoo rogay xayiraad shaqo wasiirki ka kahadlay magaalada garoowe ee sheegay in somalinad iyo garoowe ay dagaal iskaga horyimaadeen xayiraadan laga joojiyay shaqada wasiirka ayaa ahayd mid uu marki horaba been ahayd dagaalka cidda kujirtayna la ogyahay garoowe iyo hargaysana uu san ka dhaxayn wax dagaala isagoo taas wasiirka kunoqotay mid [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
London Waxaa Qurbajoogta SSC la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan shir deg deg ah oo looga warbixinayo dagaalka saaka ka dhacay aaga Gambadhe ee Gobolka Sool. Saaka subaxnimadii hore ayaa Maleeshiyada Cadowga ah ee SNM ee ku suganaa aaga Laascaanood waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen Ciidamada Xaq u Dirirka SSC oo fadhigoodu ahaa [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
xogta dhabta ah ee dagaalkii maanta ka dhacay magaalada ganbadhe oo 32 km ujirta magaalo madaxda ssc ee lascanod wxaaa manta gakinkii hore dagaal ku dhexmaray ciidamada mujaahidiinta ssc iyo jabhadda snm iyo xoogaa dabaqoodhiya oo lasocday dagaalkan oo aan hore oga dhicin aagaas ayaa wuxuu yeeshay astaamo badan oo aad moodo in ciidamada ssc [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
dhalin yarada reer ssc ee waddanka swedan oo tahniyad meher udiraysa mudane ismail aftag iyo marwadiisa koos saleban jamac oo meherkoodu kadhacay waddanka uk ee magaalada slough waxayna leeeyihiin noqda kuwii isku waara waxayna gudoonsiiyeen heestan cabdi ciise dhalac swedan stockhom sscnews@hotmail.com
May 30th, 2011 | Posted in Tahniyad,Wararka | Read More »
magaalada buuhoodle ee gobolka cayn ayaa saaka waxa ka dhacay mudaharaad aad u ballaadhan oo ay isugu soo bexeen shacab weynaha magaalada buhodle mudaharaadkan oo lagaga soo horjeedo oday dhaqameedyo ikicitimay shir ay soo qaban qaabiyeen jabhadda SNM iyo beesha habarjeclo shirkaas oo laysugu imaan doono balliga balli dhiig waxaana la sheegay inay odayo ka [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Hanaanka Siyaasadeed ee carigga somaaliya oo wajiyo kala duwan iyo maamulo magacyo kala duwan leh yeeshaan burburkii kadib runtiina ku saleeysan hab degaan oo weliba inta badan ka soo carfaayo hab qabyaaladeed cad waana arrimo xal la biday qaran la’aanta ama maqnaanshaha dowladii dhexe ee Somaaliyeed qaarkood waxaa ka [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »