Home » April 30th, 2011 Entries posted on “April, 2011”

Qiima maleh Qarankii ruux dumiyoow Qiil looma haayo, SSDF=Danaha Itoobiya fuliyaa, SNM=Somali ceebays”Diid”, USC=Maata yaa laayay?‏

Qiima maleh Qarankii ruux dumiyoow Qiil looma haayo, SSDF=Danaha Itoobiya fuliyaa, SNM=Somali ceebays”Diid”, USC=Maata yaa laayay? Waxaa soomaaliya mudo gaaraysa 31 sano marka laga soo bilaabo 1978kii Ayaa waxaa ka bilowday dagaal jabhadeed ka dib dagaalkii dowladii soomaaliya ee meleteriga ahayd iyo amxaarada ama wayaanada la gashay ka dib waxaa bilowday dagaalkii jabhadaha iyo beelihii [...]

April 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

siilaanyo iyo cabdi samed cali shire oo kulan kuyeeshay waddanka imaaradka

wararka aanu ka helayno magaalada dubai ee isu tagga imaaraadkaa ayaa sheegaya cabdisamed cali shire iyo dhiig yacab siilaanyo intuusan ka duulin waddanka imaaraadka inuu kulan dhex maray kulankaas oo muddo kudhan saacado uu dhex maray siilaanyo iyo cabdi samed cali shire iyagoo naloo sheegay in arimo badan oo quseeya dhulka ssc iyo nabadda ka [...]

April 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Taageerid Go’aamadii Shirkii Khaatumo Khayr‏

TAAGEERID GO’AAMII SHIRKII KHAATUMO KHAYR Annagoo ah jaaliyadda SSC ee deggan magaalada San Diego ee ka tirsan gobolka California ee dalka maraykanka waxaanu si buuxda u taageeraynaa go’aamadii ka soo baxay shirkii khaatumo kahyr ee lagu qabtay magaalada London markay taariikhdu ahayd bisha April 21-24, 2011.Waxaanu kalee taageer sannahay hawl wadayaashii la magacaabay kuwaasoo aanu [...]

April 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

jaaliyadda ssc ee waddanka saudi arabia oo tahniyad iyo taageero siisay shirka khaatumo iyo guddida cusubba

jaaliyadda magaalada jidda ee waddanka saudi arabiya oo hanbalyo u diraya xubnaha cusub ee kusoo biiray maamulka ssc iyo soo dhaween ay soo dhaween shirka khaatumo waxayna tilmaameen nimanka loo magcaabay boosaska cusub inay xilkooda qaban karaan waxayna ilaahay oga baryeen inuu u hawl fududeeyo hawshooda shaqo waxaana kamid ah ragga hanbalyada iyo taageerista shirka [...]

April 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

ma waalli ee idinkaa iwaalaya siilaanyo oo loo sheegay inuu waalan yahayba

waxaa ayaamahanba magaalada dubia ee isu tagga imarate ka ku sugnaa dhiiig yacab siil-anyo isagoo u yimi arimo caafimaad kadibna saxaafadda ay usheegeen maamulka snm inuu utahay arimo ganacsi waxaa soo caddaatay muddo laga joogo ilaa 3 bilood inuu iska dareemay madax xanuun iyo jahwareer halkaas uu aaday dhaqtar kuyaalla magaalada hargaysa baadhitaankiisii kadib Dr [...]

April 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Taageerida Shirka Khaatumo ee beelwaynta Dhulbahante ee Gobolada SSC.

Taageerida Shirka Khaatumo ee beelwaynta Dhulbahante ee Gobolada SSC. Gudoomiyihii Hore ee jaaliyada SSC Malaysia Dr.Mohamed abdirahman Muuse oo si buuxda utaageeray shirka Khaatumo ee Gobolada SSC waxaa taageerid mudan shirwaynihii SSC ee ka dhacay wadanka UK looguna magacdaray “Khaatumo” waxaana shirkaasi u dhacay si habsami ah oo aad iyo aad uwacan waana loobaahnaa shirkaasi [...]

April 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

maamulka ssc oo magcaabay xubno cusub iyadoo la tix raacayo go aamadii shirka (khatumo)

Iyadoo la tixraacayo heshiiskii lagu gaadhay shirkii Khaatumo ee lagu qabtay magaalada London, bishan April 21-24 kii. Ee dhexmaray ururada kala duwan ee SSC, Waxaa laysla qaatay in afar hay’adood tayadooda hawl fulinta la xoojiyo. Waxaana la magacaabay hawlwadeenadii ka hawl geli lahaa hay’adaas oo kala ah: 1. Hay’adda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalimiga – [...]

April 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Pro. Dhagayso Khudbadii Cali Khaliif Galaydh Xafladii Xiritaanka Khaatumo

Prof Cali Khaliif Galeydh oo Xafladii Xiritaanka Shirkii Khaatumo Kajeediyey Xaflad aad u qiimo Badan dhagaysi wacan sscnews@hotmail.com hamoogaan u adeegaha shacabka ssc http://sscradio.com/?p=246

April 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

JAALIYADDA YORKSHIRE ENGLAND-UK-TAAGEERTAY GO’AAMADII SHIRKA KHAATUMO

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Jaaliyadda SSC gobolka Yorkshire England oo taageeradoo ku saabsan go’aamaddai shirka aqoonyahanka SSC (Khaatumo) London ku gobagaboobeey 24-04-2011 halkan ku soo gudbineeysa. *Ka dib markii aanu aragnay ahamiyadda shirku lahaa. *Culeeyska,Aqoonta iyo kartida ka qeyb galayaasha. *Hanaan Wanaagsan iyo Habsamida shirku u dhacay. *Isfahanka,Hashiiska iyo isu tanaasulka dhex maray [...]

April 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

CUDURADA LA DABAR GOYNAYO HALAGU DARO SOMALI DIIDKA !!!

CUDURADA LA DABAR GOYNAYO HALAGU DARO SOMALI DIIDKA !!! IYO XASUUQA SHACABKA SSC Shir beeleed ka furmay magaalada hargeysa isla markaan ee uu hogaaminayo hogaamiyaha Somali ceebayska (Diid) Siilaanyo ayaa uu ku booriyay beelaha iidoor inaysan dagaalka uga bixin beesha habar jeclo ee uu isagu kasoo jeeda maadaama ay beeshiisu guul darro kasoo sheeganaysay dagaalka [...]

April 25th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented