Home » March 31st, 2011 Entries posted on “March, 2011”

TOP 10 ka heesaha sanadka 2011 soo dooro hees ka mid ah si aanu u ogaano heesta 1ka gashay

kan heesood waxaad ka xulan kartaa hal heesa si aanu u ogaano heesta top 10 ka ah markaa waxaadna raacaysaa tacliimaadka aan hoos ku qornay saad noogu soo diraysid heestaad ka heshay waana heesihii soo wada baxay 2011 idinkoo raaliya emailka aanu hoos kuqornay waxaad noogu soo dirtaan heestaad dooratay iyo sababtaad u dooratay ?? [...]

March 31st, 2011 | Posted in Suugaan,Wararka | Read More »

Col Cali Sabarey ayaa ka dhawaajiyay maamulo loo samayn doono deegaanadda Boocame tukaraq xudun taleex Kalabaydh iyo kuwa kale kuwaas oo uu sheegay in marka dambe ka qeyb qaadan doonaan xoraynta deegaanadda maqan,

Ku simaha hogaanka SSC ahna gudoomiye ku xigeenka SSC Col.Cali Sabarey ay weheliyaan gudoomiyaha khusuusiga SSC iyo madaxa wacyi galinta ayaa maanta shir balaadhan kula yeeshay degmadda boocame ee gobolka sool kulankaas oo ay la qaateen Cuqaasha,Ururadda Bulshada ku haweenka iyo dadweynaha deegaanka boocame iyaga oo ka wada hadlay sidii looga xorayn lahaa maamulka hargeysa [...]

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

shir degdega ay isugu yimaadeen oday dhaqameedyada ka soo jeeda buhodle

darwiish tv ayaa inoo hawl fududeeyay wararkan xiisaha badan shirkan oo quseeyay raggan faroole soo diray oo yimi maanta magalada buhdle iyagoo fadeexad xun ka ga dhacday dadka faroole soo dirsaday cuqaasha oo iyagu aad oga hadlay kulankaas iyagoona sheegay inaysan uyeedhay ayna kamaarmeen dadkaas faroole wato sscnews@hotmail.com hamoogaan u adeegaha shacabka www.sscnews.com

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

fadeexadii ku dhacday raggii faroole usoo dirsaday ee lagu bahdlilay magaalada buhodle

maxaa ka raacay suldan garaase oo ah raggii uusoo diray faroole iyadoo la sheegay in ay usocdeen arimo la xidhiidha pintland taas oo sabab u ah ergayadii ay ingriisku usoo direen dhulka ama Gobolada SSC taas oo keentay inuu suldan garaase kala hadlo odayada beesha reer buuhdle inuu ka dhaadhiciyo fekerka ay qabaan maamulka SNM [...]

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

uruka bisha cash oo magaaloyin kamid ah gobolka sool soo maray haddana kusugan saaxdheer(video)

hay adda bisha cash oo magaalooyin badan soo martay iyagoo sheegay in ay wada mari doonaan dhamaan dhulalka SSC tuulo magaalo degmo intaba waxay sheegeen inay marayaan sscnews@hotmail.com hamoogaan u adeegaha shacabka www.sscnews.com

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

HABLAHA(HAWEENKA)JAALIYADDA SSC MALMO LIIBAANA IF IYO AAKHIROBA.‏

Allah Mahad oo dhan iska leh-Xanuunka iyo baahida ayaa ah arrimo culeeyskooda leh wel wel iyo walaac joogto ah ku abuura cidii ama qofka markaas labaaad arrimood midkood hayo(Allah Xanuunka iyo Saboolnimadaba inaga koriyo-Aamiin)xanuunka Qaaxadda ayaa ka mid cudurka eey keento Gaajada,daryeel la’aanta iyo guud ahaan dayaca Dadka hela runtiina waa mid si fuduud la [...]

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dad Qaraab Nin Kuuxigay Hadduu Kugu Dugaagoobo, Mar’uun Baa Dafaarkaas Fakaday Dabin Ku Ruuraaye Bal Dayaay Nabsigu Waa Wixii Daaha Yururaye)

Waxaa mahad oo dhanle Eebe, nawaafujiyay hanuunka, nabad iyo naxariis idilkeedna ha ahaato korka Nabi Muxamed iyo dhammaan inta raacday baaqiisa. Waxaan fursadan, kaga faa’idaysan inaan salaan u diro shacabka SSC gudo iyo debedba. Intaa haddaan ka soogudbo, una gudo galo qoraal kayga intiisa kale, ayaan waxaan jecec lahay inaan kaga hadlo arimihii u dambeeyay [...]

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

hogaamiye ku xigeenka maamulka SSC Col,\A,sabarey oo kusii jeeda tukaraq kuna sugan boocame

Hogaamiye ku xigeenka SSC ahna ku simaha Hogaanka Col Cali Sabaray oo wata cutubyo ka mid ah Ciidamadda SSC ayaa u soo ruqaansaday dhinac deegaanadda Tukaraq ee Gobalka Sool waxana iminka waftigani ay nasasho ahaan ku yara hakadeen degmadda Boocame iyada oo boqolaal ka mid ah shacabka degmadaasi ay si heer sarre ah waftigan u [...]

March 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

FADLAN GACAN KA GEEYSO GURMADKA ABAARAHA SOMAALIYEED

Allah ayaa mahad oo dhan iska leh-Walaalayaal ummadda Somaaliyeed meel aad joogtaanta ASC WR WB-Waxaad iiga barataan maqaalo iyo qormooyin ku saabsan danta guud iyo maslaxada dadkeena iyo dalkeena,wanaag ka talin iyo wacyi gelin samaanta iyo nabada ku saabsan,ka hadal kheeyrka camalka axsaanta iyo ajarka leh,sadaqada,is caawiinta,gar-gaarka iyo taakuleeynta agoomaha,naafada dadka bara-kacsan,bukaanka iyo dadkeena tabaaleysan [...]

March 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

xoghayaha arimaha gudaha ee maamulka SSC cabdirashid barkhadle oo warbaahinta u waramay isagoo jooga magaalada kalabaydh

xoghayaha arimaha dibadda ee maamulka ssc oo warbaahinta uwaramay isagoo kusugan magalada kalabaydh isagoo waxyaabo badan ka taabanaya arimaha SSC sscnews@hotmail.com hamoogaan u adeegaha shacabka

March 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented