soodhawayntii kooxda WPSC-Manchester+sawiro
Waxaa caawa garaoonka weyn ee Manchester city Acedemy s iweyn loogu soo dhaweeyey looguna dhigay ciyaar saaxiibtinimo Dhalinyarada kooxda WPSC-Manchester oo iyaku soo qaaday koobka kubada futsalka ee hirda-Holland. Soo dhaweyntan oo aynu orankarno waxay ahayd mid aan hore uga dhicin magaalada Manchester oo lagu gudoon siinayey hadiyado iyo abaal marinno kala duwan dhalinyaradii koobka [...]