
kuli nafsun daa iqatul mawt, illaahay naxariis hasiiye waxaa dlaka sucuudiga ku geeriyooday awoow xuseen xaashi geedi alamagan uu ku geeriyooday jidah salaadii jimce kadib ilaahay waxaanu uga bar yaynaa in uu su aasha na u fudu deeyo aakhirana janatul fardowsa geeyo amiin waxaan kaloo aa aan uga tacsiayay nay naa dhamaan eheliyadii uu kadhintay [...]
December 31st, 2010 | Posted in Tacsi | Read More »

Hargeysa Wararka aanu ka helayno Degmadda Sheekh ayaa sheegaya in tabobar looga furay Dugsi Ciidamadu ku leeyihiin magaaladaasi Ciidan Beeloodyo laga soo ururiyay Burco, kuwaasoo lagu soo buuxinayo furimaha badan ee deegaanka SSC.. ilo xogogaal ah ayaa noo sheegay ciidanka ay ku yaboohdey Somaliland in ay gaadhayaan 2200 oo askari isla markaana Sannadkan cusub kharashkooda [...]
December 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Qayb qoraal ah oo ka mid qudbaddii qiimaha lahayd ee garaadka uu u soo jeediyay Shacbi wayn reer SSC ee Magaaladda MNPLS. Salaan ka bacdi ayaa Markii ugu horeysay Garaadku wuxuu u mahad celiyay Ilaahay na abuurtay. Mahad celin: garaad jaamac ayaa markii ugu horeysay wuxuu u mahad celiyay Dhamaan Shacbi waynaha ku soo dhaweeyey [...]
December 26th, 2010 | Posted in Jaaliyadaha,Wararka | Read More »
believe that they are the all-know-experts of Somalia. As a member of the Somali nation I am very pleased to hear that one segment of my nation is today peaceful and progressing towards becoming a stable region. But it is only then that I do disagree such statements, when the credit is giving to only [...]
December 16th, 2010 | Posted in English News | Read More »
sidaad ulasocotaanba dagaalkii hada kahor kadhacay buuhoodle ee aya ethopian ku sooqaadeen ayaa waxaa noo soo gudbiyey sirdoonka ssc wuxuu na xaqiijiyey isaga oo dawlad urubta ka mid ah ee uu shaqeeyo hawl udirtay inuu file la looga diray dalka ethopia in loo soo saaray waraaq ka timi faroole ee uu ku amray in ay [...]
December 11th, 2010 | Posted in . | Read More »

Iyadoo shalay ay si toos ah u burbureen wadahadaladii ka socday deegaan ka maygaagle oo waqooyiga ka xiga magaalada buuhoodle kadib markii gudi isku sheegii iyo kuwii xukunka loodirayba ay sheegeen in la wada yeesho deegaanka kalshaale islamarkaana ay diideen reer buuhoodle ayaa hadana waxaa jira hanjabaado kazoo yeeraya beesha reer qorilugud. Hanjabaado ayaa waxay [...]
December 10th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Intaas kadib waxaan jeclahay inaan wax yar oo faah faahin ka baxsho cinwaanka maqaal kan oo ah Car Waa Ninka Dib U Sheegta Hashayda Dhexyar ka hor intaanan uguda galin dulucda maqaal kaygan. Magaca Dhexyar waxaa loo yaqaan magac hal ama gabdh etc. Hasayeeshee hadda waxa uu u taagan yahay magaalo madaxda SSC ee Laascaanood [...]
December 4th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Dameercad Ciidamada xuduudaha ee Ethopia ay gacanta ku dhigeen gaadhi xamuula oo saanad isugu jirta hub iyo rasaas u siday magaalada Qurilugud. hubkaasi lagu waday in lagaga qaybqaato xiisada colaadeed ee laga dhex hurinayo labada beelood ee kala dega magaalooyinka qoriligud iyo buuhoodle. gaadhigan oo ahaa Nooca ay soomaalidu utaqaano Waaraad ayaa waxuu kasoo ambabaxay [...]
December 1st, 2010 | Posted in Wararka | Read More »