Home » November 28th, 2010
Entries posted on “November, 2010”

Shacabka Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay Xawaaladda Dhahabshiil ka Fogaadan Aqoonyahano Soomaaliyeed oo ugu baaqay inay takooraan Shirkadda lacagaha dirta ee Dahabshiil oo noqotay cadawga koowaad ee Somalia. Baaqa bulshada soomaaliyeed ayaa yimi xilli la filayo in la qabto banaanbaxyo albaabada loogu laabaa dhamaan Xarumahooda ganacsi ee qaarkamid ah Gobolada Somalinimada Jecel Sida SSC. Dhiigshiil [...]
November 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Gogoshii nabadanta Beelaha Buuhoodle iyo Qurulud ayaa maanta hakad gashay kadib markii shaqaaqadii ay dib u soo cusboonaatay,isla markaana garabkii beelaha Qurulugud ay soo xaadiri waayeen madashii shirka ee Meygaagale. Shirka oo maanta labada dhinaca la isugu keeni lahaa ayaa dib u dhacay kadib markii xalay koox dhalinyaro ah ay ka soo gaado tageen Qurulugud,halaasi [...]
November 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Nov 20, 2010 Boqolaal ka tirsan shacabka magaalada Nairobi ku dhaqan ee ka soo jeeda SSC ayaa halkaas ku soo dhaweeyey Wufuuda SSC, Waxaa soo dhaweynta si weyn uga qayb qaatay Barbaarta gaashaaman kuwaasoo isugu jira Wiilal iyo Gabdho, Barbaarta gaashaman ayaa waxay ku labisnaayeen dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed iyo weliba calanka Soomaaliya oo [...]
November 20th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
Nov 18, 2010 Warar hordhac oo ka soo baxaya Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Dawlada Federaalka iyo Hogaanka SSC ee Muqdisho jooga in ay heshiisyo waafaqsan dastuurka Faralisimka ah ay isla gaadheen isla markaana ay Dawladu taakulooyin kala duwan ay siin doonana Maamulka SSC. Hogaanka Maamulka SSC Mr Saleebaan Xaglatoosiye ayaa hubka iyo saanada Melleteri [...]
November 19th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

With the closing of yet another tumultuous year, two thousand and nine, which, like its predecessors, ushered in chaos and confusion among Somalis, President Abdirahman Mohamed Faroole of Puntland is faced with three political challenges. While two of these challenges, namely the question of the disputed regions of Sool, Sanaag and Cayn, and the human [...]
November 12th, 2010 | Posted in English News | Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helno Weftidii SSC ee Safarada ugu baxay debeda iyo Gudaha Dalka Somaliya ayaa waxay ku sugan yihiin Magaalada Cadaado ee Gobolka Galmudub,waxaanna weftida Hogaaminaya Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali… Wararku waxay intaasi ku darayaan in weftidani ay halkaasi ku sugayaan Diyaarad ka qaadaysa oo geyndoonta Magaalada [...]
November 11th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Waxa magaalada Dharkayn ka ababaxay wefti balaadh oo ka socda Hogaanka midaynta iyo Badbaadinta ee SSC,weftidan oo Casuumad ka helay Raysawazaaraha cusub ee xumuda Federaalka Soomaaliya.. Weftidan ayaa waxay maanta ku si hakanayaan magaalada Wardheer ee Killinka halkaasi oo ay casuumad ka heleen Madaxwaynaha Kilinka Shanaad ee Somalida Itoobiya,weftidan ayaa halkas uga sii gudbi doona [...]
November 10th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
. Golaha khusuusiga SSC Oo Shir ku Qabtay Buuhoodle By admin on Nov 08, 2010 with Comments 0 ShareBUUHOODLE waxaa maanta oo bishu tahay 8/11/2010 shir deg dega isuguyimi golaha khusuusiga maamulka ssc kalfadhigoodan ayaa waxaa ya kasoo saareen qodobo dhawra iyo baaq ay udirayaan bulshada ssc ugu horayna waxaa halkaasi ka hadlay oo shirkaasi [...]
November 8th, 2010 | Posted in .,Wararka | Read More »

Waxaa laga joogaa sanad markii dhidibada loo taagay Hogaanka Badbaadada iyo Mideynta SSC Soomaaliya. Hadaba waxaan Qormadan ku qaadan dhigi doonaa waxii u qabsoomay Hogaanka SSC mudadan sanadka ah, waxyaaluhu ka gaabyey iyo halka uu hada ku sugan yahay wax qabadkiisu. Horumarkii Hogaanka ee intii uu jiray Hogaanka oo ka dhashay shirweynihii lagu qabtay maagalada [...]
November 4th, 2010 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka | Read More »