Home » October 31st, 2010 Entries posted on “October, 2010”

TAARIIKHDA SAX DA AH EE SSC WAXAY KU SALAY SAN TAHAY MIDNIMO IYO SOOCELINTA DHULKA KA MAQAN

ayub3

marka waxaan halkan salaamayaa dhamaan shacabka ssc meel kasta oo ay dunada ka joogaa , in badan dadku waxay is waydiyaan maxaa saba bay kala qayb sanaan ta shacabka ssc , maxay se ku salay sanatahay dhibaa tadan aad ugu faaftay shacabka oodhan , sidee daba marka aan eegno taariikhda soomaaliya shacab ka ssc wuxuu [...]

October 31st, 2010 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Waraysi | Read More »

BAAQ NABADEED OO AY SOO SAAREEN Beesha Reer Fiqi Shinni

nabad

BAAQ NABADEED OO AY SOO SAAREEN Beesha Reer Fiqi Shinni Bismillaahi Raxmaani Raxiim Maanta oo ay Bisha Oktoobar tahay 29, 2010 Odayaasha, aqoonyahanka iyo waxgaradka beesha reer Fiqi Shinni ee ku kala nool Europe, Ameerikada woqooyi, Nairobi, Hargeysa, dalalka Carabta iyo gudaha dalkaba; Ka dib markii ay yeesheen shirar iyo kulamo is-dabajooga ee xagga taleefanka; [...]

October 30th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Sanad guuradii 41aad ee Kacaankii Barakaysnaa ee 21-kii Oktoobar

siyaadbare

Maanta waxaa loo dabbaaldegayaa sanadguuradii kasoo Wareegtay dhlashadii kacaanka barakaysnaa ee Ummadda u curtay 21kii Oktoobar 1969kii kacaankaas oo ummadda Soomaaliyeed u horseeday Horumarka, baraare iyo Haybad qarannimo. Kacaankaas wuxuu Soomaaliya istaajiyey kaalintii aay ku lahayd caalamka aanu xubinta ka nahay waxaana kacaanku bilay sumcaddii dalka Soomaaliya oo horumarka dhaqan dhaqaale oo uu ku tallbsaday [...]

October 22nd, 2010 | Posted in .,Wararka | Read More »

Jaalliyadda SSC Ee UK Oo Xaflad Ballaadhan U Sameeyey Sannadguuradii Koowaad Ee SSC +Sawiro

sanadguuradi1aadeessc

maalinimadii shalay oo sabti ahayd taariikhduna ahayd 16/10/2010 waxaa magaalada London lagu qabtay xaflad lagu xusayey sanadguuradii kowaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay maamulka SSC. SannadguuradiiKowaadSsc Xafladan oo lagu xusayey aasaaskii maamulka SSC waxaa ka soo qayb galay shacabweynaha u dhashay SSC oo iyagu si weyn madashaasi ugu soo bandhigay shucuurtooda iyo [...]

October 20th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Munaasabada Sanadguurada SSC oo laga xusay Sweden(sawiro)

006

Waxaa 16-10-2010 ka dhacday magaalada Stockholm ee wadanka Sweden Xaflad aad u balaaran oo si qurux badan loo soo agaasimay, Munaasabadaas oo loogu dabaal degayey sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay Hogaanka midnimada iyo xoreynta SSC ee soomaaliyeed.  munaasabaas oo ay kasoo qayb galeen Fanaaniin iyo abwaano soomaaliyeed oo heer qaran ah, Kuwaasoo ay [...]

October 17th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

XAFLADA SANAD GUURADA SSC OO KA DHACDAY MAGALADA XAGARDHEER(Sawiro)

1

Xaflada damaashaadka iyo sanadauurda hogaanka midayta iyo badbaadada ssc Somalia oo ay ka soo qaybagleen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ssc ayaa waxay ka dhacday magaalada xagardheer ee dalka Kenya Xaflada ayaa ugu horayn waxaa ayadaha quraanka kariimka kufuray saleebaan cumar guuleed sidookale waxaa wacdi iyo dardaaranka cabsida ALLE ka soo jeediyey sheikh maxamed [...]

October 17th, 2010 | Posted in .,Wararka | Read More »

Daawo Xafladi Sanadguurada SSC Boohoodle Kadhacday+Vedio

DSC03483-300x225

Waxaan idiin soo gudbinaynaa Xafladii Sanadguuradii Koowaad ee kasoo Wareegtay Hogaanka SSC >>> Hoos Kadaaawo

October 17th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Jaaliyadda SSC Ee Wadanka IMaaraadka Oo Xustay Sanadguurada SSC(Daawo Vedio)

090

Waxaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ay ka dhacdey dalka imaaraadka carabta gaar ahaan hoteelka weyn oo lagu magacaabo Almubaarag  canter oo ku yaal magaalada shaariqa ee dalka imaaraadka  waxaana halkaas isugu yimid dadweyne aad u fara badan oo ka kooban dhamaan bulsho weynta ssc iyo marti sharaf ka koobney dhamaan umada [...]

October 17th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Jaaliyadda SSC Ee Wadanka Finland Oo Xustay Sanad Guuraddii Koowaad Ee SSC (Daawo Sawirada)

12

Waxaa maanta ka dhacay caasimada wadanka eeHelsinki kulan balaadhan oo lagu xusayo xaflad loogu talagalay sanadguuradii 1aad ee SSC, taas oo u dhacday sidii loogu talagalay. Xaflada waxaa ka soo qaybgalay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada SSC ee ku nool Finland. Waxaa ugu horayn shirka furay guddoomiyaha jaaliyada SSC Dr. Mohamud Mohamed Cartan. Furitaankaas [...]

October 17th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

sanad guuradii 1aad ee ssc oo siwayn looga xusay magaalada buuhodle+Sawiro

DSC03483-300x225

(buuhoodle)waxaa maanta magaalada buuhoodle ka dhacaday xaflad balaadhan   oo loogu dabaaldagayo xuska sanad guurada 1 ee ssc oo loogu dabaaldagayo kuna begnayd 16,10,2010 oo ah maalinta lagu aasaasay ssc laguna doortay , hogaanka midanyta iyo badbaadada ssc munaasibadan oo ka dhacday garonka xabado stadium ee kubada cagata ayaa waxaa siwayn uga soo qayb galay [...]

October 17th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented