Home » September 23rd, 2010 Entries posted on “September, 2010”

Waraysi Xoghayaha Difaaca SSC, Yaasiin Cabdi Cabdulle “Tanaad”…(Dhagayso)

tamad-300x225

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ay idaacada SPR ay la leelatey Xoghayaha Difaaca SSC, Yaasiin Cabdi Cabdulle oo loo yaqaan “Tanaad” ayaa sheegey in ay ururka ama Jabhada SSC ay u diyaar garoobeyso xoreynta deegaanadaasi isla markaana maamul laga wada hirgalin doona. Xoghaye Tanaad ayaanu weydiiney arimo badan oo ay ka midyihiin masuuliyada loo magacaabay [...]

September 23rd, 2010 | Posted in Waraysi | Read More »

Jaalliyada SSC Ee Dalka Ugaandha Oo Shirey Hogaanna Doortey(Daawo Sawiro)

kan19

Iyadoo ay bilihii ugu danbeeyay ay ka socotay Magaalada Kampala ee caasimada Uganda qaban qaabo iyo diyaar garow la doonayo in lagu alkumo Jaalliyad hoos tagta Hogaanka Xoraynta iyo midaynta SSC ayaa odoyaal iyo qaar kamid ah Aasaasayaasha SSC ee xarunta Nairobi ay magacaabeen gudii ay kusoo xuleen qaab kusalaysan Aqoon karti iyo waayo Aragnimo [...]

September 23rd, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Hogaanka SSC Oo Magacaabey Xubnaha Uga Qayb Galaya Wadahadalka NUSM

S_S_C_flag3-300x213

Hogaanka SSC ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegey in ay soo dhaweynayaan wadahadalka lagu turxaan saarayo madmadow ku kala dhex jira Hogaanka iyo Ururka NSUM,waxaana ay dhanka kale si rasmiya Jidbaale.com ugu soo gudbiyeen magacyada dhankooda uga qayb galaya wadahadalkaas. Xubnaha dhanka Hogaanka Afhayeenka SSC Axmed Maxamed Xasan. Saleebaan Waji-xaad. Cali Xaaji Cige. Aadan Cali [...]

September 23rd, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Qorista Ciidamada SSC oo kasocota Buuhoodle(Daawo Vedio)

211-150x150

Waxaa magaalada Buuhoodle ee Xurunta Gobolka Cayn Sixow li ah uka socota Qorista Ciidamada SSC.

September 23rd, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Hogaanka SSC oo Salaan ka qaatay Ciidamada khaaskaa ee SSC dufcadood koowaad ( Sawiro iyo Cod )

52

Garoonka xabado ee kubada cagta ee magaaladani buuhoodle ayaa saaka waxaa lagu qabtay xaflad aad ubaladhan oo lagu talagalay ciidamada qaaska ah ee ssc dufcadii koowaad halakaas oo uu salaan sharaf kaga qaatay hogaanka ssc dr saleebaan ciise axmed kaar, sidoo kale waxaa kale oo kasoo qayb galay bulshada qaybeheeda kala duwan sikastaba ha ahaate [...]

September 23rd, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Waan Guulaysanay DR Xaglatoosiye ! (Cod iyo Sawiro)

xaglatoosiye1

Maanta oo ay taariikhdu 19/9/2010 ayaa Maamulka SSC shir isugu yimaadeen Shirkaasi oo uu soo qaban qaabiyay Hogaanka Midaynta badbaadada SSC Dr saleebaan ciise axmed kaar (xaglatoosiye ) Shirkan oo ay wadayeesheen hogaanka iyo golaha khusuusiga ayaa waxaa lagaga hadlayay sharci cusub oo loosameeyay maamulka ssc kaas oo loo xilsaaray gudi Ayna kusoo guuleesten samayntisa [...]

September 20th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Jaalliyadaha SSC ee Aduunka Oo Tacsi Diraya

tacsi

Dhamaan Jaalliyadaha SSC ee kala jooga aduunka dacaladiisu waxay iyagoo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyo Caasha Yuusuf Aadan tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii marxuumada, waxay si gaara tacsi ugu dirayaan Xoghayaha Arimaha Dibeda ee SSC prof. Maxamud Cali Jaamac iyo dhamaan qoyska Reer Cali Jaamac Wadaad. Waxayna Illaahay ka [...]

September 18th, 2010 | Posted in Tacsi | Read More »

HADDAAN LA HAWSHOON GUUL LAMA GAADHO-

Maxamed-Cali-Daad

Qofkasta oo ibna xalaal ah oo wadani dhalad ah (native) ka tirsan SSC waxaa ka buuxa xamaasad, himmad iyo qiiro wadani ah. Waxay ku adag yihiin mawqifkooda ku saabsan midnimada dadka iyo xoraynta dhulka. Waxay ku talo jiraan sidii SSC cusb loo dhisi lahaa iyo sidii maamulka SSC loo hirgelin lahaa oo loogu samayn lahaa [...]

September 18th, 2010 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka | Read More »

CIDDAAN WAX ISKA BEDDELIN ALLENA KAMA BEDDELO-

Maxamed-Cali-Daad

Alleheen wuxuu ku sheegay aayadda lambar 11 ee ku jirta suurat AR RACAD (jus 13) “Alle ma dooriyo (ma beddelo) waxa dad ku suganyahay, haddayan iyagu wax ka beddelin waxa naftoodu ku sugantahay, markuu Alle rabo inuu dad dhib gaadhsiiyo, wax ka celin karaana majiro, mana helayaan Alle ka sokow wax u gargaara”. (Allah never [...]

September 18th, 2010 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka | Read More »

SSC Maxay Qabatay Waxaa Ka Haboon SSC Maxaad U Qabatay‏

S_S_C_flag

Marka hore waxaa mahad oo dhan iskale Allaha nagu manaystay nicmooyin badan oo aan lasookoobi karin nabad iyo naxariisna ha ahaato suubanaheenii/ Nabigeenii Muxamed ahaa korkiisa. Marka xiga waxaan jeclahay inaan fursadan kaga faa’idaysto inaan salaan iyo tahniyad Ciidul Fidriga laxidhiidha u diro shacabwaynaha SSC meelay joogaanba oo uu u horeeyo hogaankeena mudane Salebaan Ciise Axmed Karaar [...]

September 18th, 2010 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka | Read More »

Recently Commented