Home » August 30th, 2010
Entries posted on “August, 2010”
Waxaan maqaalkeygan Kooban ee aan qalinka u qaatay Diirada ku saari doonaa Macnaha u dhexeeya labada Eray ee kala ah, Hogaamiye Iyo Madaxweyne. Waxaan tan markii magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu soo dhisay Maamulka SSC Soomaaliya aan ku arkayey shabakadaha qaarkood qoraalo iyo maqaalo ay soo dirayaan dadyaw ama shakhsiyaad ka soo [...]
August 30th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
Faaqidaada Ciyaaraha:-Iyadoo haatan lagu jiro 15 daqiiqo ee waqtiga nasashada Ciyaarta Finalka koobka Holhol ee Kooxaha SSC iyo Soomaliland ayaa waxaa la filayaan in kooxda SSC ay qaybta danbe ee ciyaarta wax ka badali doonto qaab ciyaareedkeeda, iyadoo dhinaca kalena la saadaalinayo in dhawr ciyaaryahan oo cusub la soo safi doono. Ciyaaryahanada SSC ayaa qaybtii [...]
August 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
Dhamaan Akhristayaasha Sharafta leh ee Webkan Cusub SSCnews.com Waxan ubalan qaadaynaa in aan idin soogudbin Doono wararkii ugu danbeeyay Ee Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn. Hadaba Sidee akhristow u aragtaa webkan Cusub? Maxaad Jeceshahay in aad kusoo darno webka? maxa tabaysaa? maxaa kadhiman?. Kusoo Dir emailkan SSCnews@hotmail.com
August 26th, 2010 | Posted in Aragtida Dadweynaha,Wararka | Read More »
Todobaadkan waxaynu Kaka hadli Doonaa Arimaha Suugaanta, taariikh Nololeedka ilaahay ha u naxariistee Abwaan Aadan Carab Dhagayso haboon Taariikhda Adan Carab
August 26th, 2010 | Posted in Suugaan | Read More »
todobaadkan Waxaynu Kusooqadanaynaa Suugaanta Xine Xiirey Xaqiri Maayo Calanka Miyi&MagaaloDumarka Sheekadii Maadaama Caynka &Curad Geel&LO’ Qabaa’ilka Nabi Luud&Habarjeclo Geed Iyo Gawaadhi
August 26th, 2010 | Posted in Suugaan | Read More »
Shirkii Kasocda Dharkayngeenyo oo Guul Kudhamaaday, Waraysi Kala Duwan oo aan Layeelanay Hogaanka SSC Saleebaan Xaglatoosiye iyo Gudoomiyaha isfahansiinta SSC Baashe Cali jaamac Hoos Kadhagayso // [audio:http://boocameonline.com/w-p/wp-content/uploads/2010/08/salebaniyobaashe.mp3|titles=salebaniyobaashe] Dhagayso waraysiga
August 26th, 2010 | Posted in Waraysi | Read More »
Waraysi aanu Layeelanay Afhayeenka Jaaliyada SSC ee China Axmed Cilmi , Waraysigaas oo uu kaka warbixiyayjaaliyada China ee SSC iyo Mowqifkooda kaka Aadan Xoraynta SSC iyo Waliba Hadaladii Kasoo yeeray maamulada Dhinacyada ka Xiga SSC. Dhagayso Warayisga Afhayeenka Dhamaan Shacabweynaha jecel in ay Codkoodu aanu Gudbino ee Kala jooga Dunida dacaladooda anaga ayaa Lasoo hadlayna [...]
August 26th, 2010 | Posted in Waraysi | Read More »
Xaflad Balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen Xubnaha ururka oo lagu dooranayay Gudoomiyaha Ururka SUDO oo kadhacday 07/08/2010 Magaalada London. Xafladan oo ay daadihinayeen Gudida Qabanqaabada oo kala ah Gudoomiyaha Gudida Qabanqabada Caasho Cabdi Galaydh, Cadilahi yusuf Cumar iyo Cismaan Jeele ugu Horayna Lagu Furay Aayadaha Quraanka kariimka iyo wacdi uu halkaas kasoo Jeediyey Saleban Qowdhan [...]
August 26th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
Wararka naga soogadhaya Degaano badan oo kuyaal soolal gariyo oo katirsan Gobolka sool ayaa waxa ay ciidamo Beleed kusugnaa Degmada awrbogay ay kafuliyeen Hawlgalo maalintii 3aad kasocday oo ah cidhib tirka Dhuxulaysatada Ciidamadan oo Cidhibtiray Goobo badan oo Lagu bislaynjiray dhuxusha,gaadidbadan oo lagurari jiray sidoo kale waxay qabqabteen Dad iagu kaganacsan jiray dhuxusha [...]
August 26th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
Soodhawyantaas oo ay ka qaybqaateen Jaaliyada SSC ee uk oo kakalayimi Dhamaan gobolada UK iyo Waliba Wafti Balaaran oo kasocda Ururka DHalinyarada SSC ee SUDO oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Cusub ee ururka SUDO Maxamed Cabdi Fookheeye. Garaadka oo Todobaadyadii ugu Danbeeyay Safara kala Duwan kusoo Maray Wadamo ay kamidyihiin, Kenya, imaaraatka Carabta, Qadar, Kuwayt , [...]
August 26th, 2010 | Posted in Jaaliyadaha,Wararka | Read More »